Hambalyo Meherka Eng Rashiid Muhumad Calisalan
iyo Mona Mohamoud Dhooldahable


 

 


Anagoo kala ha dadkan hoosta ku xusan waxanu hambalyo iyo bogaadin la so koobi karin u di reyna Eng. Rashiid Muhumad Calisalan iyo Mona Mohamoud Dhooldahable, oo u meherkoodu ka dhacay Maansoor Hotel , Hargeysa, waxanu lamaanahaasi ilaahey uga baryayna inu aqal galko odan ku gaadhsiiyo nabad qab iyo caafimaad aamin aamin.


 

 

 


Waxa diraya hambalyada iyo bogaadinta:


Aabo/Awoow Cumar Daarood Xassan
Hooyo/Ayeeyo Faiza Jaamac Caabi
Bilan Omar Darood, Hassan Rashid Oomar, Jibriil Hassan iyo Xayaat Hassan
Hodan Omar Darood, Abdirahiim Nur Xirsi iyo Nabiiha Abdirahiim Nur
Hibo Omar Daarood Hassan, Nasir Musa Ismail, Ilyas Nasir Musa iyo Shuceyb Nasir Musa
Mohamed Omar Darood
Abdirahman Omar Darood
Abdigani Omar Darood


Waxanu mar labaad leenahay lamanahaasi hambalyo hambalyo


 

 

 

 

Omar Darood Hassan
Norway