HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

 

 

Cabdiwahaab Ismaaciil Cabdilaahi &

Hibo Cabdi Faarax Sareeye

 

 

Dhamaan dadkan hoos ku qoranai waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karayn u dirayaan Cabdiwahaab Ismaaciil Cabdilaahi iyo Hibo Cabdi Faarax Sareeye oo meherko odu ka dhacay 11.11.11 magaalada Hargeysa.



Abo Cabd Faarax Sareeye.
Hooyo Xaliimo Taani Ducaale
Salma Cabdi Faarax
Guuleed Cabdi Faarax
Fadxi Cabdi Faarax.
 


Hooyo Canab Maxamed,
Faadumo cabdilaahi Taani iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
Maxamed Cabdilaahi Taani iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Yaasiin Cabdilaahi Taani iyo xaaskiisa iyo inatiisa,
C/raxmaan Cabdilaahi Taani iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Xamada cabdlaahi Tani
Ducaale Cabdilaahi Taani ,
Sucaad Cabdilaahi Taani iyo odaygeeda iyo inankeeda,
Ayaan Cabdilaahi Taani,
Sakariye Cabdilaahi Taani

 



Aabo muxumad xasan (budle)
Hooyo Xabiiba Taani Ducaale,
Muuse Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Ruqiya Budle iyo odaygeeda iyo cayuurteeda,
Siciid Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa ,
Sacad Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Khadra Budle iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
Faadumo Budle iyo odageeda iyo caruurteed,
Mustafe Budle.

 


Axmad Taani iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Maxamed Taani iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Amina Taani iyo caruurteeda,
Caasha Taani iyo odaygeeda iyo caruurteeda,
Maryan Taani,
Hooyo Xabiiba Muxumed iyo Caruurteeda,
Hooyo Siraad Muuse iyo caruurteeda,
Asha jibriil dhinbiil iyo odaygeeda
Hashi cabdi Warsame iyo xaskisa iyo caruurtiisa
Nimcaan cabdi Warsame iyo xaskiisa iyo caruurtiisa
Eedo cabdi Warsame iyo odaygeed
Fadumo hassan jibriil iyo odaygeed iyo carurteeda
Ali muhumed jibriil iyo xaskiisa amian huseen jibriil iyo caruurtooda
Abdi muhumed jibriil iyo xaskiis aiyo carurutiisa


 


Dhamaan dadkaasoo kala jooga dunida dacaladeeda waxay hanbalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karayn u dirayaan boqorka
Cabdiwahaab Ismaaciil Cabdilaahi iyo boqorada Hib o Cabdi Faarax Sareeye oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa. waxaanu leena h ay ilaahay ha idinka dhigo kuwii kuwaara bash bash iyo barwaaqo ubad khayr qabana kala hela (aamiin aamiin )

 

 

 

 


Cabdiwahaab Ismaaciil Cabdilaahi

Hibo Cabdi Faarax Sareeye

 

 

 

 



   Cabdiwahaab Ismaaciil Cabdilaahi

                      

    Hibo Cabdi Faarax Sareeye