HAMBALYO MEHER
GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX
NIMCO SAMRIYE
MUSTAFE RASHAAD
Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng.Maxamed Cali Muse,ka dhammaan hawl wa deenada shabakadda caalamiga ah ee Timacade News Network TNN ,ee ku ka la sugan dunida da caladeededa, waxaanu hambalyo & bogaadin u diraynaa, Boqorka iyo Boqoradda, Wariy e Nimco Samriye iyo Mustafe Rashaad, oo meherkoodu ,30 December, 2012 , ka dhacay Hotel Maansor , ee ku yaalla caasimada Somaliland , ee Hargeysa.
Waxaan Allaha awoodda leh uga baryaynaa ,inay aqal galkooda ku gaadhaan caafimaad ,bashbash iyo barwaaqo, kana yeelo Reerkii lagu nastee, lagu nagaado , ubad khayr qab ana kala hela ,amin, amin, amin.
Timacade News Network TNN
|