Hambalyo iyo Mahadnaq
aan la soo Koobi Karin uu Gudbino Xukumm ada uu Hogaaminayo
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ee Mudane Axmed Maxamed
Maxamoud (Silaanyo)
Waxaan Marka Hore Salaamaya Saxaafadaha Kala Duwan ee Somaliland
Meel kasta ay ku kala Sugan yahin, w axaana Xigta aan
Maqaalkan uu Qoraya inaan Hambalyo iyo Mahadnaq aan la soo Koobi
Karin uu Gudbino Xuku mmada uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada
Somaliland ee Mudane Axmed Maxamed Maxamoud (Sil
aanyo)
Hadaan Nahay Shacab weynaha Reer Togdheer ee
Qurbaha Ku Sugan Waxaad aad ugu Faraxnay, Xukummada
Somaliland Siday ugu Dedaalayso Shacabka Ku Nool Dalka Gudahiisa,
iyado inta La wada Ogyahay Dalka Gacan ta Ku Haysay Sanad wax Ka Yar,
ayay Haddana Ku Dhaqaaqday Horumar oo aano Madaxweyne Kale Gaadhsiin
Somaliland.
Xukummadi Tan Ka Horeysay ee uu Hogaaminyay
Mudane Daahir Riyaale waxey Dalka Haysatay 8 Sano Hadda na,
Meel uu Cariish yar Ka Dhisay Manaan arag, wax Horumar uu
Gaadhsiiyay Dalkana May Jirin Isago weliba, Ku Balan Qaaday Inay
Lacagta Shilling Somaliland Gaadhsinayaan Gobolada Bariga Somaliland
ee Laga Isticma alo lacagti Siyaad Barre ka tegay ee Somaliweyn,
Haddana Sideedas Sano Meelna wax muu ka Bedelin...
Xukummada Silaanyo oo uu Ballanqaaday Shacab weynaha Reer Togdheer
inay Ka Bedelayso Lacagta Gimbaa rta waagi Ololaha, aya Ku
Guuleysatay inay Ka Bedesho Lacagta, Hawshan oo ahaayd Ti Ugu Adkayd
Marka La ga Yimaado Ictraafka ayay hadana Dowladani si aad uu fudud
ugu Guuleysatay... waxaanan aad ugu farax nah ay Hadaan Nahay
Dadweynaha Qurbo Jooga ee Reer Togdheer, waxaanan Garab Taaganhay
Dowlada Axmed Maxamed Maxamoud Silaanyo GUULEEYSTA
AYAANO LEENAHAY...
Xukummada Maanta Dalki Qabsatay, Waxey Ka Hirgelisay inay Furto
Dhamaan Madaarada Jamhuuriyada Soma liland iyado weliba Dhistay
Madaarka Caalamiga ah ee Berbera International
Airport, Qaybo Dhana Ku Kordhisa y
Cigaal International Airport ee Hargeisa, Waxa Kale uu
Wasiirka Duulista iyo Hawada Mudane Maxamed
Xaa shi Cabdi ee Xukummada Silaanyo Hirgeliyay
Airportki Gobolka Togdheer ee ay uu
Xidhnayd Xukummadi Hore 4 Sano, ayo ku Furay Isago Wasaardas Hayay 3
Bilood oo Keliya..
Waxa Kale Jirta Siday uu Qabsatay Xukummada Mudane Silaanyo in Dalka
laga Hir geliSay in Ka Badan 15 Wado oo
Laami ah, oo Dhamaan Laamiyo Cusub lOo Sameeyay Magalooyinka
Boorame, Hargeisa
Berbera iyo Burco
iyo Dayactir Badan oo lagu Sameeyay Wadooyin badan oo Burbursana..
Hadaan Nahay Shacabka reer Somaliland ee Ku Nool Qurbaha Waxaan
Leenahay Dowlada Somaliland iyo Xuku mmada Axmed Silaanyo
Ha GUULEYSATO HAPPY 18 MAY
Wa Billahi Towfiiq
Jaamac C/Laahi Biime
United
Kingdom |
|