HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

MAXAMED XASAN XAAJI MAXAMUD WARSAME (GADHWAYNE)   &

HIBO MAXAMED YUUSUF BUUX

 

 

MAXAMED XASAN XAAJI MAXAMUD WARSAME

HIBO MAXAMED YUUSUF BUUX

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Mohamed Ali Muse,ka dhammaan hawl wa deenada shabakadda caalamiga ah ee Timacade News Network TNN  ,ee ku ka la sugan dunida dacaladeededa,  waxaanu hambalyo kal iyo laab ah u diraynaa, Boqorka iyo Boqoradda,Maxamed Xasan Xaaji Maxamuud Warsame (Gadhwayn e)  iyo Hibo Maxamed Yuusuf Buux, oo meherkoodu maalintii Sabtida,15 March, 2014,ka dhacay magaalada Dordrecht ee Dalka Holland ...... Guurkiinu Guur Kh eyr ,Gurigiinu Guri nagi , Guulaw ka yeel.

Waxaan Allaha awoodda leh uga baryaynaa ,inay aqal galkooda ku gaadhaan ca afimaad ,bashbash , barwaaqo, Rabbina ka yeelo  Reerkii lagu nastee, lagu nag aado, ee ubad khayr qaba oo dadkooda,dalkooda & diintoodaba anfacana kala hela,aamiin, aamiin,aamiin.

 



 

  MAXAMED XASAN XAAJI MAXAMUD WARSAME    &


HIBO MAXAMED YUUSUF BUUX

 

 

 



   MAXAMED XASAN XAAJI MAXAMUD   

 

                      

  HIBO MAXAMED YUUSUF BUUX

 

 

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 

 


 

TIMACADE NEWS NETWORK TNN