HAMBALYO  MEHER

GACAL IYO SOKEEYABA  GUURKIINA  LAGU FARAX

 

DALAL MAXAMED MUXUMED ILEEYE   &

WAFA CUMAR MAXAMED JAAMAC

 

 

DALAL MAXAMED MUXUMED ILEEYE

WAFA CUMAR MAXAMED JAAMAC

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Mohamed Ali Muse,ka dhammaan hawl wa deenada shabakadda caalamiga ah ee Timacade News Network TNN  ,ee ku ka la sugan dunida dacaladeededa,  waxaanu hambalyo kal iyo laab ah u diraynaa, Boqorka iyo Boqoradda,Dalal Maxamed Muxumed Ileeye iyo Wafa Cumar Maxa med Jaamac, oo meherkoodu maalintii Khamiistii,6 February,2014,ka dhacay Da lka Holland ...... Guurkiinu Guur Kheyr ,Gurigiinu Guri nagi , Guulaw ka yeel.

Waxaan Allaha awoodda leh uga baryaynaa ,inay aqal galkooda ku gaadhaan ca afimaad ,bashbash , barwaaqo, Rabbina ka yeelo  Reerkii lagu nastee, lagu nag aado, ee ubad khayr qaba oo dadkooda,dalkooda & diintoodaba anfacana kala hela,aamiin, aamiin,aamiin.

 



 

  DALAL MAXAMED MUXUMED ILEEYE   &


WAFA CUMAR MAXAMED JAAMAC

 

 

 



   DALAL MAXAMED MUXUMED ILEEYE 

 

                      

  WAFA CUMAR MAXAMED JAAMAC

 

 

 

 

 

 

                                                            

                                                                                           

 

 


 

TIMACADE NEWS NETWORK TNN