Hambalyo iyo bogaadin Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, Marwo Khadra Maxamuud Xayd  iyo shacabka reer Jabuuti , xuska sannad guurada 35-aad ee ka soo wareegtay maalintii xornimada Jabuuti, June 27,1977

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga,Eng. Maxamed Cali Muse, ka dhammaan hawl wadeenada  Shabak adda Caalamigaa ee Timacade News Network TNN, waxaanu hambalyo iyo bogaadin u diraynaa M adaxweynaha Dalka Jabuuti ,mudane Ismaaciil Cumar Geelle,Marwada koowaad,Khadra Maxamuu d Xayd iyo dhammaan shacabka reer Jabuuti ,xuska  maalinta xoriyada Jamhuuriyadda Jabuuti , oo ay ka soo wareegtay 35 sanno.

 

Walaalyaal , meel aad joogtaanbba ku ciida caafimaad,bash bash & barwaaqo.Waxaan Allaha aw oodda leh idiinka baryaynaa, inuu Dalkiina Hooyo ka yeelo degal  nabad, badhaadhe iyo nolol wan aagsan lagu wada caweeyo, kuna tallaabsataan horumar laxaad leh , oo joogta ah , aamiin.

 

 

 

Editor in Chief & Webmaster
Timacade News Network TNN
Eng. Mohamed Ali Muse (Farshaxan)