Hambalyo iyo bogaadin Maayarka & Maayar ku-xigeenka loo doortay Degmada Gabiley
Hay'ada samo-falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF) ,waxay hambalyo iyo bogaadin u dir aysaa,Maayarka & Maayar ku-xigeenla loo doortay Degmada Gabiley, Shucayb Maxamed Muuse & Cabdi Iid.
Waxaan Allaha awooda leh idiinka baryeynaa,inuu xilkaa la idiin igmaday idinku asturo, idin ku guuleeyo,idinku garab galo, horumar ballaadhanna aad gaadhsiisaan Degmada Gabiley & guud ahaan Gobolkaba.
Hay'ada samo-falka ee Tog-Wajaale Foundation (TWF)
|