HAMBALYO KU SOCOTA MUSHARAXA XISBIGA UDUB MUDANE JAMAL CALI XUSEEN

 


Hadaanu nahay dhalinyarada Magacayadoo hoos ku xusan yihhin, kana soo kaal jeeda dhama an Gobolad dalka waxaanu hambalyaynaa Musharaxa cusub ee UDUB ee loo doortay Maanta oo ay taariikhdu taha 3 Janaayo 2012 JAMAAL CALI XUSEEN ,oo ah masuul in badan ka shaqa ynayey wadamo badan oo caalmaka ku kalayaala oo aaqoon iyo waayo aragnimo dheeraad a hna uleh mamulka iyo maaraynta dhaqaalaha.

Waxa aanu leenahay waa Xil ku haboon iyo xili ku munaasiba Mudane Jamaal Cali Xuseen in uu naqdo musharaxa cusub ee UDUB. Waxuu manta xisbigaasi samayeey arrin taariikhda baal da haba u gali doonta baal, insha allah soona celin doonta taageeradii ay umada ku dhex lahaye en .

Musharaxa cusub oo aanu aaminsanahay in uu horumar kusoo kordhin doono Dalka ,Siyaasa da qarankana uu tubfiican ku jihayn doono insha allah.


Ugu danbayntii waxa aan alle uga baryeyna in uu xilkaas culus ee loomagacaabay Alle uu fuda ydiyo .



1. Eng. Axmed Abokor ,Maxamed
2. Axmed Shaqale
3. Mohamed Ali Ahmed
4. Farxaan Maxamed Jaamac (Dawlad)
5. Abdiqani Abdilahi fooxle
6. Abdinaasir Xasan Diirel
7. Hoodo Aadan Xuseen
8. Rooda Cabdi Muuse
9. Mohamed Ibrahim Abdilaahi
10. Jama Ahmed Ismail
11. C/raxman Axmed Aadan
12. Eng. Abdiqadir Xuseen C/laahi
13. Saleeban Mohamed Ahmed
14. Abdirashiid Mohamed X.Yusuf
15. Mowliid Nuur Shire
16. Farxaan Maxamuud Xidig
17. Jaamac Ismaciil Nuur
18. Mukhtaar Cabdi Jama
19. Ibrahim Suldan Cabdirahman
20. Cabdicasiis xirsi warsame
21. Prof. Mohamed Abdillahi Ducaale