Hambalyo Iyo Mahad Celin Siday Uga Qayb Qaateen Xuskii Qaranka Amam Ay Ugu Shaqeeyeen Bulshada Ku Socota Webebka Hoos Ku Qoran
Siyaabahay Ugu Soo Tabinayeen Umada Iyo Siday Isu Xil Qaameen waxaanu Leenahay Ilaahay Haydinka Abaal Mariyo waxaanu Jecelnahay Wasaarada Warfaafinta Iyo Shacabwaynaha Ku D haqan Qurbaha Inay Abaal Marin Iyo Ka Siiyaaan Wax Qabadka saxaafada Oo Ay Ilaashadaan
Dhamaanba Hadaba Webebkan Oo Ah had Iyo Goor Qaar Dhex Dhexaad oo Ku dadaala Inay Dad waynaha U Adeegaan Waxaanu Leenahay Hambalyo hawshaad haysaan Ilaahay haydinka Aba al Mariyo.Iyo waliba Talafeeshinka Qaranka Oo Isna Aad U Dadaalay Horn Cable.,
|