Hambalyo Aroos: Boqorka Abdirahiin Mohamoud Hirad iyo Boqorada Hodan Mohamed Xaliye




Dhamaaan asxaabta iyo ehelka hoos ku qoran oo deggan Canada, Toronto, waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Boqorka Abdirahiin Mohamoud Hirad iyo Boqor ada Hodan Maxamed Xaliye oo aqal-galkoodu ka dhacay maalintii sabtida ee 22nd December, magaalada London.Waxaanu idiin rajaynaynaa labadi isku reeya , isku raga, ee kala hela Ubad khayr qaba. Aamiin aamiin aamiin.


1. Cali Ibraim Jamac
2. Nura Mohamed Xaliye
3. Mohamed Cali Ibrahim
4. Sawsan Cali Ibrahim
5. Tasneem Cali Ibrahim
6. Ibrahim Cali Ibarhim
7. Khalid cali Ibrahim
8. Ahmed ismail Ereg
9. Shamsa Cabdillahi
10. Zakria Ahmed Ismail

 


11. Amiira Ahmed Ismail.
12. Hashi Jama
13. Mohamed Hashi Jamac
14. Hassan Yusuf Haji Iiman
15. Haleemo Cali
16. Weris Hussein Da’od
17. Amina A. Yasir.
18. Faisal Saciid Cabdillahi Yasir.
19. Zeinab Jaamac
20. Khadar Saciid Cabdillahi Yasir


 

 

 

 

Cali Jaamac