warsaxaafadeed

 

Hargeysa (TNN)-Ka dib markii uu Xisbiga KULMIYE ku guuleystay doorashadii dalka ka dhacday, haat anna laga eegayo dhismaha dawlad tayo leh. Ka dib markii aan isku qanciyey in ay l agama maarmaan tahay in aan kala tashado qaar ka mid ah waayeelka Xisbiga iyo w axgaradka qarankani leeyahay, qaab dhismeedka ay yeelanayso dawlada cusubi.

Waxaan go'aansaday in aan magacaabo Guddidan Qaran ee magacyadoodu hoos ku xusan yihiin. Kuwaas oo xilkoodu noqonayo:

-Soo jeedinta talooyin la xidhiidha qaab dhismeedka dawladda cusub, gaar ahaan tir ada wasaaradaha ay ka koob naanayso xukuumaddu iyo hayadaha madaxa banana ee la abuurayo.



Magacyada Guddida

Muuse Biix Cabdi             Gudoomiyaha Gudidda

Dr  Adna Aadan Ismail   Gud Kuxigeenka Gudidda

Prof Xuseen Bulxan

Dr Maxamed Siciid Gees

Dr Maxamed Rashiid

Prof Ismail Muumin Aar

Cabdicasiis Maxamed Samaale

Baashe Maxamed Faarax

Dr Maxamed Cabdi Gaboose

Dr Xuseen Maxamoud Xoog

Xil Dr Ahmed Kijaandhe

Eng Maxamed Xashi Elmi

Xil Cabdiraxman Yusuf Cartan

Sheekh Maxamed Ali Gadhle

Muniir Abusite

 



ALLAA MAHAD LEH

Ahmed Mohamed Silanyo