Go'aanka Gudiga Doorashada

Go,aanka ka soo baxay guddiga
doorashooyinka ee Somaliland, ee ah doora shada la qabto
diiwaan gelin la,aan. Waxaan u arkaa aarin ay maleegayaan dad
doonaya in Somaliland ay ka dhacaan waxaan hore uga dhicin, waana
iska horkeen cad oo ay ugu talo galeen. cida ugu horeeysa ee
xadhigaa xid heysaa waa Hay,adan logu magacaabo
Inter-Peace.
Inter-Peace baas kumay shaadheyn
kari-waayin mudaasi dheer ee ay hays teen codadka , ee waxaa
meesha ka muuqda inaaney daacad ka ahayn. Wa a niman si weyn inoo
fahmay dhinac welba inoo jiidhay, oo weligoodna la od han
joogsada. waayo waa kuwaa wakhtigii inaga riday dhaqaalana hadakii
iska daa. Hadii ay meesha ina dhigeen,oo aanay waxba qabaneyn
HA BAXA AN.
Hadaba sida guddiga doorashadu ka dhawaajiyey, hadii doorashda la
qabto diiwaan galin la,aan, waxaan shaki ku jirin inay iman doonto
is-qab-qabsi iyo waa lagu shubtay. Waxaan ognahay oo sida
cad-ceeda u cad oo aan shaki ku jirin
in Riyaale iyo
intuu cago ku qaataa aanay ku talo jirin
inay ka kacaan
kursiga sir iyo caadba.Wixii ay u
arkaan iney ku joogayaan wey sameynaya an.
Tan kale waxaa iyana halkan taala Xisbigii
Kulmiye oo u haysta inuu kalsooni dii dadka haysto,
inkasta oo ay doorashdutahay gacan uur ku jirta , oo aan hada la
garin karin cida heli doonta. Waxaa kale oo uu
kulmiye tirsanayaa in doorashadii hore ee dalka ka dhacday la
khiyaameeyey. Hadaba Kulmiye oo doorkan
Kurisga isku diyaariey oo ay ka dhaadhacsan tahay inay
guuleysan ayaan. Hadiiba laga helo doorashada, ma fileynaa inay ku
qancayaan? Jawaabta waa mayaaaa.
Ummada reer Somaliland waxaa inoo taala arrinta aan kor ku soo
sheegey, oo ah arrin xasaasi ah, una
baahan in laga faKaro sidii aan qarax siyaasadii wadanka uga
dhicin. Waayo waa meelaha cadowga Somaaliland
u arkaan in dabka laga shidi karo.
Ilaahay inaguma keeno.
Waxaan ku soo gebo-gabeynayaa Waxaan u arkaa khalad, in Somaliland
arr imaheeda maamulan kari weydo,oo marba saan
cadaale aan waxa ahayn
dhulka ina la dhaco.
Ilaahow naga badbaadi
Munaafaqada saancadaalaha.
Maxamed Yuusuf Buux
Holland |
|