Tacsi: Geeridii Alle ha u naxariistee Caasha Cismaan Aada

 

 

Cabdullaahi Maxamed Cumar iyo xaaskiisa Ruqiya Xasan Muxumed oo deggan maga alada Bolton ee dalka Ingiriisku, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan; dhammaan r eer Cumar Sheekh Muxumed Warsame iyo reer Cismaan Aadan meel kasta oo ay ca alamka ka joogaanba, iyaga oo ka tacsiyadeynaya geeridii naxdinta lahayd ku timid; Alle ha naxariistee Caasha Cismaan Aadan oo ku geeriyootey magaalada Gabiley maalintii Isniintii ee ay bisha Diisambar ahayd 17ka 2012ka.



Waxayna baroordiiq gaar ah gaadhsiinayaan; dhammaanba carruurteedii iyo inta a y sii dhaleen iyo dhammaanba eheladeeda kale oo adduunka ku baahsan.



Ilaahayna waxanu uga baryaynaa, in iyada iyo inankeedii Cabdiwahaab oo 10 maal mood ka geeri horreeyeyba uu jannadiisa Firdawsa geeyo; innagana samir iyo iimaan inaga siiyo..... Aamiin Allahayoow.