TACSI: Geerida tiiranyadale ee ku timid Marxuun Maxamed Axmed Mixile

 


Dhamaan Jaaliyada Somaliland EE Jarmalku waxaanu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoys kii, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay .......


INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
RAAJICUUN

Germany. Dhamaan Jaaliyada Somaliland EE Jarmalku waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraya an Qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuun Maxamed Axmed Mixile

Waxayna ilaahey uga baryayaan inuu janadii fardoosa ka waraabiyo,qoyskii, eheladii iyo dhamaan reer Maxamed a. Mixile meel kasta oo ay dunida ka joogaan Gaar ahaan qoyskii uu ka baxay Marxuum Maxamed Axmed Mixile samir iyo Iimaan ka siiyo AAMIIN AAMIIN.

Mohamed Husein Dhacsi
Xaaji Xasan Faarax iyo Xaaskiisa Samsam Xasan Qawdhan
Ismaaciil Aadan
C/Qaadir Gorse
Khadar Mooge
C/laahi Cabdi Bulxan
Siraad Daahir
Luul Cigaal
Cabdi Maykal
Cabdi Kariin Yoome
ibraahin cumar ceelaabe iyo xaaskiisa


Inaa Ilaahi wa inaa ileyhi raajicuun