MARXUUM AW JAAMAC MUUMIN FAARAX

انا للة وانا الية راجعون

 

 

Annagoo kala dadka hoos ku qoran

Cabdiraxmaan Dagaal Obsiiye
Maxamed Cabdiraxmaan Dagaal Xaakiisa Fardows Maxamuud Cali iyo carruurtooda oo kala ah   Wa lid,Hanaadi,Naadir,yoonis iyo Huda.

Xasan Cabdiraxmaan Dagaal.
Maxamuud Cadiraxmaan Dagaal.
Fatxiya Cabdiraxmaan Dagaal iyo carruurteeda.
Xamdda Cabdiraxmaan Dagaal.
Fowsi Maxamed Xaaji Cabdi xaaskiisa iyo carruurtooda.
Ifraax Muuse Muxumed Dagaal Saygeeda iyo carruurtoodaba.


waxaan ka tacsiyadeynaynaa dhammaan
ilma Aw Jaamac Muumin Faarax ,oo Aabbahood Aw Jaam ac Muumin Faarax,  ku geeriyooday 28/12/2011 Hargeysa, Somaliland.


Waxaananu leenahay Ilaahay
Jannatul Fardows ha ka waraabiyo Marxuumka, innagana samir iyo iimaan ha inaga siiyo Aamiiiiin.

Innaa Lillaah wa innaa ileyhi raajicuun.

 


Xamda

 

 

 


 

MARXUUM AW JAAMAC MUUMIN FAARAX

انا للة وانا الية راجعون

 


Waxa alle ha u naxariistee caasimadda Somaliland ee Hargeysa  ku geeriyooday todobaadkan Aw J aamac Muumin Faarax , oo ahaa Baayac mushtari caan ahaa,waxan eebbe uga baryeynaa inuu jana ddii firdowsa ka waraabiyo,eheladdiinna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin aamiin.




1.Engineer Abdirahman Ibrahim Bouh iyo xaaskiisa Amran Ahmed hussein
2.Guleed Abdirahman Ibrahim
3.Hibo Abdirahman Ibrahim
4.Huda abdirahman Ibrahim
5.Awale Abdirahman Ibrahim
6.Libaan Abdirahman Ibrahim
7.Engineer Essa yassin Awale iyo xaaskiisa
8.Engineer Mohamed Ali Musa iyo xaaskiisa
9.Ahmed Hussein Koshin iyo xaasaskiisa
10.Abdirahman Ahmed Hussein{Abdi barre}iyo xaaskiisa
11.Aqoonyahan Ali Omer iyo xaaskiisa
12.Engineer Abdisemed Nouh Outeh iyo xaaskiisa
13.Engineer Adam Yusouf Alin iyo xaaskiisa
Engineer Jibrir Ali Akli iyo xaaskiisa
14.Aqoonyahan Mohamed Essa Abdi{Nijar} iyo xaasaskiisa
15.Mohamed Daher Ahmed iyo xaaskiisa
16. Jama Ahmed Amir iyo xaaskiisa

 

Dadkaa oo dhamaan kale jooga Somaliland,Britain,Canada,saudi Arabia,Sweden iyo Holland.
 

 

 


 

MARXUUM AW JAAMAC MUUMIN FAARAX

انا للة وانا الية راجعون

 

 




Hargeysa (TNN)-
Suldaanka Guud ee Gobolka Gabiley,Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan, oo  ta csi tiiraanyo leh u diray,Qoyskii iyo eheladii uu ka baxay , marxuum Aw Jaamac Muumin Faarax , oo maalintii Arbacada,28 December,2011,ku geeriyooday magaalada Hargeysa.


Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan,wuxuu illaahay uga baryay inuu marxuumka ,
naxariistiista jano Fardawsa ka waraabiyo, dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo.




 

Timacade News

 

 

 


 

MARXUUM AW JAAMAC MUUMIN FAARAX

انا للة وانا الية راجعون

 

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaan Bahda Timacade News Ne twork (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, c aruurtii ,ehelkii,qaraabadii,xigaalkii,gacalkii,asxaabtii iyo shacabka Somalilandba,geerida naxdinta leh ee ku timid  Marxuum Aw Jaamac Muumin Faarax, oo maanta oo Arbaca ah ,11:00 Subaxnimo,    28 December 2011, ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

 

Marxuum Aw Jaamac muumin Faarax,wuxuu ahaa shaqsi Allah ka cabsi badan, cibaadada u deg deg a,aadna u naxariis badan, wuxuuna ka mid ahaa odayaasha aadka looga qadariyo,magac weynna ku lahaa magaalada Tog-wajaale.

 


Waxaanu Allaha awoodda leh uga  baryeynaa, inuu
marxuumka , Aw Jaamac Muumin Faarax, naxar iistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , ne ecaw udgooniyo , ku sii yo naruuro, dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo, Aamiin, Aamiin, Aamiin.




 




Maamulka Timacade News Network (TNN)

 

 


 

MARXUUM AW JAAMAC MUUMIN FAARAX

انا للة وانا الية راجعون

 

 

Aniga oo ah Maxamed Yuusuf Buux iyo Xaaskeyga Xaliimo Cabdi Obsiiye,Iyo Caruurtaydu, Waxaanu tacsi tiiraanya leh u direynaa Qoyskii iyo Eheladii uu ka geeriyooday alla ha u naxariiste Maxrxuum Aw Jaamac Muumin Faarax ,oo maanta ku geeriyooday Magaalda madaxda Somaliland Hargeysa.

Waxaanu Ilahay uga baryaneynaa inuu
Naxariistii Jano ka waraabiyo dhamaantiina samir iyo Iimaan inaga siiyo amiiiiiiiiiiiiiiiiin.

 



Maxamed Yuusuf

 

 

 


 

MARXUUM AW JAAMAC MUUMIN FAARAX

انا للة وانا الية راجعون

 

 


Cali Muse
Cadar Adan Diiriye
Foosiya Jaamac Tukaale
Eng. Maxamed Cali,xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine),xaaskiisa iy caruurtiisa
Axmednassir Cali Muse
Xasan Muse,xaaskiisa iyo caruurtiisa
Daauud Muse,xaaskiisa iyo caruutiisa
Maxamuud Muse (Sanyare),xasskiisa iyo caruurtiisa
Ibrahim Muse,xaasiisa iyo caruurtiisa
Siraad Muse iyo caruurteeda
Caasha-Baar Muse,odaygeeda iyo caruurteeda
Cabdi Muse,xaaskiisa ito caruurtiisa
Asli Cisman iyo caruurteeda
Saado Cabdi,Xasan Mawliid iyo caruurtooda
Hodan Cabdi Cali iyo caruurteeda
Luul Cabdillahi iyo doeygeeda
Xaliimo Cabdillahi iyo caruurteeda
Jawaahir Cabdillahi iyo caruurteeda
Mahdi Jaamac,xaaskisa iyo caruurtiisa

Jibriil Cali,xaaskiisa iyo caruurtiisa
Cabdiraxman Aw Ibrahim Buux,xaaskiisa iyo caruurtiisa

Mujaahid C/kariin Cali Buux
Hooyo Caasha Axmed-Daahir Sugaal
Maxamed C/kariin Cali iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Raxma C/kariin Cali iyo Caruurteeda
Mustafe C/kariin Cali (Future) iyo Xaaskiisa
Ismaaciil C/kariin Cali iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Muxuiyadiin C/kariin Cali
Yuusuf C/kariin Cali
Sacad C/kariin Cali
Hodan C/kariin Cali
Khaalid C/kariin Cali
Amiira C/kariin Cali
Asma C/kariin Cali
Ugbaad C/kariin Cali
Khadar C/kariin Cali

 

Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Aw Jaamac Muum in Faarax, oo  ku geeriyooday magaalada Hargeysa.Waxaanay si gaar ah uga tacsiyadaynayaan Ma rwo Amina Aw Jaamac , oo uu ahaa Aabaheed
 

Waxaan marxuumka Allaha awoodda leh uga baryaynaa inuu Janno Fardawsa ka waraabiyo,dhamm aanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo,aamiin,aamiin,aamiin.

 

 


 

MARXUUM AW JAAMAC MUUMIN FAARAX

انا للة وانا الية راجعون

 

 

 


Suldaan Ismaaciil Suldaan C/raxman
Gen.Faysal Kaamil Ciise
Maxamuud Yuusuf X.Cabdi
Shucayb Maxamed Muuse
Abiib Xasan Filfil
C/kariin Cali Buux iyo Caruurtiisa
Muxumed Ibraahin Aadan
Dheeg Ibraahin Aadan
Eng.Maxamed Cali Muuse
C/risaaq Cali Muuse (Shiine)
Mustafe C/kariin Cali (Future)
Saado Cabdi Kooshin iyo Caruurteed
Xasan Mawliid Axmed
Hodan Xasan Mawliid
Nimco Muxumed Ibraahin

Dhamaan Dadkaasi oo kala jooga Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u Dirayaan:
marxuum Aw-Jaamac Muunin Faarax, oo manta ku geeriyooday magaalada Hargaysa, waxaanay Ill aahay uga baryayaan in uu Marxuunka janadiisa ka waraabiyo, Qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin... Aamiin


 

 


 

MARXUUM AW JAAMAC MUUMIN FAARAX

انا للة وانا الية راجعون

 

 

 

Gudoomiyaha Degmad Tog-wajaale Xaashi Maxamud Cabdi iyo dhamaan shaqaalaha D/Hoose ee ma gaalada Tog-wajaale ,waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Alle ha u naxariistee marxuum Aw-Jaam ac Muunin Faarax,oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargaysa, waxaanay Illaahay uga baryaya an in uu Marxuunka janadiisa ka waraabiyo, Qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.



Suldaan Ismaaciil Suldaan C/raxman
Gen. Faysal Kaamil Ciise
Maxamuud Yuusuf X. Cabdi
Shucayb Maxamed Muuse
Abiib Xasan Filfil
C/kariin Cali Buux iyo Caruurtiisa
Muxumed Ibraahin Aadan
Dheeg Ibraahin Aadan
Eng.Maxamed Cali Muuse
C/risaaq Cali Muuse (Shiine)
Mustafe C/kariin Cali (Future)
Nimco Muxumed Ibraahin

 

 

 


Dhamaan Dadkaasi oo kala jooga Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u Dirayaan: marxuum
Aw-Jaamac Muunin Faarax. Oo manta ku geeriyooday magaalada Hargaysa, waxaanay Ill aahay uga baryayaan in uu Marxuunka janadiisa ka waraabiyo, Qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna sa mir iyo iimaan ka siiyo,aamiin,aamiin

 

 


 

MARXUUM AW JAAMAC MUUMIN FAARAX

انا للة وانا الية راجعون

 



Tacsi ku socota qoyskii iyo qaraabadii uu ka bAxay
Marxuum,   Aw Jaamac Muumin Faarax, oo  Harg eisa ku Geeriyooday.



1-Suldaan Ismaaciil Suldaan C/raxman

2-Suldaan Xuseen Aw Muuse

3-Boqor Muxumed Geelle Seed

4-Chief Caaqil Cabdi Ciidle Amaan

5-Caaqil C/laahi Qalinle Fariid

6-Caaqil Axmed C/laahi Xareed (Weerar)

7-Abiib Warsame Cabdi (Abiib Guray)

8-Caaqil Maxamed Aw yuusuf Cumar

9-Caaqil Cabdi Cute Warsame

10-Caaqil yuusuf Aw Rabaax

11-Caaqil C/raxman C/aahi Cali

12-Caaqil Xasan gadhle

13-Caaqil Maxamed Cabdi Qowdhan

14-Agaasime Guud: C/laahi Xuseen Cige (Black)

15-Shucayb Maxamed Muuse

16-Oday Cabdi Xasan Seed

17-C/raxman Ibraahin Cumar (Dhagacadde)

18-Xasan Maxamuud Cige

19-Xasan Maxamuud Cabdi

20-Cali Sh.Axmed Sh.Cali

21-Mustafe C/kariin Cali

22-Fu,aad Cabdi obsiiye

23-Maasim Axmed Cawaale

24-C/raxman Cismaan Maxamuud

25-Gen.Faysal Kaamil Ciise

26-Muj.Maxamed Aadan Warsame (Guuto Liqe)

27-Muj.C/Karin Cali Buux

28-C/laahi Axmed Badde

29-Xasan Cumar Axmed

30-Axmed Cali Buux

31-Abiib Cali Buux

32-Mukhtaar Qorane

33-Faysal Cumar Axmed




Waxaan illaahay uga Baryayaa inuu marxuumka
naxariistii janno ka waraabiyo,eEheladii iyo qaraaba dii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka Siiyo.. Aamiin.


 

 


 

MARXUUM AW JAAMAC MUUMIN FAARAX

انا للة وانا الية راجعون

 

 

1-Suldaan Ismaaciil Suldaan C/raxman
2-Suldaan Xuseen Aw Muuse
3-Boqor Muxumed Geelle Seed
4-Chief Caaqil Cabdi Ciidle Amaan
5-Caaqil C/laahi Qalinle Fariid
6-Caaqil Axmed C/laahi Xareed
(Weerar)
7-Abiib Warsame Cabdi (Abiib Guray)
8-Caaqil Maxamed Aw yuusuf Cumar
9-Caaqil Cabdi Cute Warsame
10-Caaqil yuusuf Aw Rabaax
11-Caaqil C/raxman C/aahi Cali
12-Caaqil Xasan gadhle
13-Caaqil Maxamed Cabdi Qowdhan
14-Agaasime Guud: C/laahi Xuseen Cige
(Black)
15-Shucayb Maxamed Muuse
16-Oday Cabdi Xasan Seed
17-C/raxman Ibraahin Cumar
(Dhagacadde)
18-Xasan Maxamuud Cige
19-Xasan Maxamuud Cabdi
20-Cali Sh.Axmed Sh.Cali
21-Mustafe C/kariin Cali
22-Fu,aad Cabdi obsiiye
23-Maasim Axmed Cawaale
24-C/raxman Cismaan Maxamuud
25-Gen.Faysal Kaamil Ciise
26-Muj.Maxamed Aadan Warsame
(Guuto Liqe)
27-Muj.C/Karin Cali Buux
28-C/laahi Axmed Badde
29-Xasan Cumar Axmed
30-Axmed Cali Buux
31-Abiib Cali Buux
32-Mukhtaar Qorane
33-Faysal Cumar Axmed
34-Muxumed Ibraahin Aadan
35-Maxamed Ibraahin Aadan
36-Dheeg Ibraahin Aadan
37-Axmed Ibraahin Aadan
38-Cali Ibraahin Aadan
39-Guuleed Muxued Ibraahin
40-Xasan Muxumed Ibraahim
41-Xuseen Muxumed Ibraahim
42-C/xakiim Muxumed Ibraahim
43-Xamse Muxumed Ibraahim
44-C/wahaab Muxumed Ibraahim
45-C/Majiid Muxumed Ibraahim
46-C/waduud Muxumed Ibraahim
47-Maxamed Muxumed Ibraahim
48-Ibraahin Muxumed Ibraahim
49-C/raxmaan Muxumed Shardi
50-Nimco Muxumed Ibraahim
51-Shukri Muxumed Ibraahim
52-Yaasmiin Muxumed Ibraahim
53Lana Muxumed Ibraahim
54-Haboon Muxumed Ibraahim
55-Bilan Muxumed Ibraahim
56-Malyuun Obsiiye Rooble
57-Maryan Aw Aadan Jaamac



Dhamaan dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan
Aamina Aw Jaamac Muumin ,oo Aabeheed Marxuum Aw Jaamac Muumin Faarax ,Saaka Abaaro 11-kii Subaxnimo ku Geeriyooday Magaalada Ha rgaysa,laguna aasi doono  Magaalada Tog-wajaale

Waxaanay Illaahay uga baryayaan inuu Marxuumka janadii Fardawsa ka waraabiyo, wabrigana u w aasiciyo. Aamina Aw Jaamac, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan  ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

 


 

MARXUUM AW JAAMAC MUUMIN FAARAX

انا للة وانا الية راجعون

 

 

 

-Aabo muxumad xasan (budle)
-Hooyo Xabiiba Taani,
-Muuse Budle,
-Ruqiya Budle,
-Dr.Siciid Budle,
-Sacad Budle,
-Khadra Budle,
-Faadumo Budle,
-Mustafe Budle.


Dhamaan Dadkaasi waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u dirayaan, marxuum
Aw-Jaamac Muunin Faarax. Oo manta ku geeriyooday magaalada Hargaysa,waxaanay Illaahay uga baryayaan in uu Marxuunka ja nadiisa ka waraabiyo, Qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.


 



 

MARXUUM AW JAAMAC MUUMIN FAARAX

انا للة وانا الية راجعون

 

 

-C/kariin Cali Buux
-Axmed Cali Buux
-Abiib Cali Buux
-Carab Cali Buux
-Maxamed C/kariin Cali
-Raxma C/kariin Cali
-Mustafe C/kariin Cali
-Ismaaciil C/kariin Cali
(dhago)
-Muxiyadiin C/kariin Cali
(Madoobe)
-Yuusuf C/kariin cali
-Sacad C/kariin cali
-Khaalid C/kariin cali
-Hodan C/kariin Cali
-Amiira C/kariin Cali
-Asma C/kariin Cali


Dhamaan Dadkaasi waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u dirayaan
marxuum Aw-Jaamac Muunin Faarax. Oo manta ku geeriyooday magaalada Hargaysa, Waxaanay Si Gaar ah uga Tacsidaynayaan Aamina Aw jaamac Amiin,  oo marxuumku aabo u ahaa, waxaanay Illaahay uga baryayaan in uu Marxuunka jan adiisa ka waraabiyo, Qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

 


 

MARXUUM AW JAAMAC MUUMIN FAARAX

انا للة وانا الية راجعون

 

 


1- Ahmednasir Sultan C/rahman.
2- Cumer Cali Shire
3- Rashiid Aw-Maxamud
4- Cali yusuf Faarax
(Cali Gaab)
5- Ahmedyasir Qule Yusuf
6- Siyaad Cabdi Ahmed
7- Ahmed C/samed Ibrahim
(Daaliban)
8- Muxumed Yasin Ciise
9- C/samed Axmed Ducaale Gaafane
10 Muxumed Aw-Ibrahin Aadan
11-Ahmednasir Sultan C/rahman
12-Rashiid Ibrahin Cabdilahi
13-Mustafe Sh. Abiibakar Xusseen
14-Anwar Nuur Caalin

 



Dhamaan dadkani waxay tacsi u dirayaan Alla ha u naxariistee
marxuum Aw-Jaamac Muunin Faarax. oo manta ku geeriyooday magaalada Hargaysa, waxaanay Illaahay uga baryayaan in uu Marxuunka janadiisa ka waraabiyo, Qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.