Jeneral Morgan oo isku soo taagay musharaxnimada madaxweynaha Soomaaliya
 

Jen Maxamaed Saciid Morgan ayaa ka dhawaajiyey in uu isku soo sharaxay madaxweynanimada Soomaaliya xili si xoowli ah u socdaan isu sharaxada madaxweyna nimada

Jen Morgan oo gudoomiyaha Baralamaanka u gudbiy warqadii dalabaakda ayaa ka dhigeysa kii 50 ee isku soo taago jagadii uu baneeyey madaxweyne Yuusuf oo isagu xilkaa baneeyey waxaana hada muuqataa in isku soo taago ay ku socoto xoowli


Dayniile