HAMBALYO
AROOS
GACAL IYO SOKEEYABA
GUURKIINA LAGU FARAX
Siciid Mahamed Hirsi
&
Hodan Mahamed Ahmed
Gacal iyo sokeeyaba Guurkiina
lagu farax, Guurkiinu
guur khayir ,Gurigiinu
Guri nagi,Guu low ka
yeel.Waxay dhammaan reer Xaaji Mahamed
Ahmed
u dirayaan tahniyad arooska
Boqorka, Siciid
Mahamed Hirsi &
Boqora da Hodan Mahamed
Ahmed,oo arooskoodu ka d
hacay magaalada Orebro
ee dalka Sweden
, caawa oo ay tahay 18/06/2011.
•
Aabo Xaji Mohamed Ahmed
•
Hoyo Xajiyo Saynab Mohamed Yusuf
•
Abdirahman Mohamed Ahmed iyo xaaskiis Fadumo iyo caruurtiisa
•
Fosiya Mohamed Ahmed iyo xajigeeda Abdilaahi iyo caruurtooda
•
Kawsar Mohamed Ahmed iyo xajigeeda Abdirahman Omar
•
Badra Mohamed Ahmed iyo xajigeeda Kayse
•
Suhuur Mohamed Ahmed iyo xajigeeda Mubarak
•
Hamda Mohamed Ahmed
•
Asiya Mohamed Ahmed
•
Abdirisaq Mohamed Ahmed
•
Abdisamad Mohamed Ahmed
Dhamaan family gaas oo kala jooga
Hargeisa,Sweden
and England,waxay
duco iyo tahniy ad u dirayaan, Mudanaha
Siciid Mohamed Hirsi
iyo
Marwada
Hodan Mohamed Ahmed
Siciid
Mahamed Hirsi
Hodan Mahamed Ahmed
Siciid
Mahamed Hirsi
Hodan
Mahamed Ahmed
By: Kawsar Mohamed
|