Gabiley Gun , Boorama Gob

Waxaan raali gelin iyo xaalba ka bixinayaa dhaqan xumada
reer Gabiley, waxaanan leeyahay mudane madaxw eyne raali
ahoow xaalna qaado ,waxay ahayd in ay reer Gebiley caleemo qoyan kugu soo
dhaweeyaan, welige ed ma dhicin madaxweyne lagu soo
dhaweeyo kabbo qoyan,waa dhacdo ugub ah, dhaqankeenii sharafta iyo w anaaga
ahaa , wax badan baa is bedelay oo dadku kor waa ka
somaliland hoosna waa ka Oromo.
Haddey wax tabanayaan ama ay rabaan in ay cabashadooda
soo gudbiyaan, siyaabo kale ayey u soo gudbin lahaayeen,
laakiin way garan waayeen ,madax iyo mijana ismay qaban.
Reer Boorama oo runtii
hadey cabasho noqoto, wax badan tabanayaa, waxay
madaxweynaha u soo dhaweeyeen si
hadda ogaada cabashooyinka re er Boorama waa gar, una
baahan in ay waxa ay tabanaayaan la dhameeyo, haddaba
maanta koley dhacdey w aana
ceeb hoos taal
Reer Gebiley, yar iyo weyn, sheekh iyo
sharriif, dhaqankan cusub ee
Kabbo qoyan isku sa laanka
ah.
Gabiley oo qorshaha iigu jirtey inaan dhawaan booqdo ,
tagi maayo inta ay ka socoto Kabo qoyan isku salaan ku,
xaalku waa xaggaa iyo Boorama
u sii dheef, hana ku weecan ,
gaadhigana muraaydahha
dalaco, walee reer Gabiley waxay ahaan jireen hormoodka
dalka laakiin maantey ka
hoostey,
dhaqan xumaa ma
Oromaa, isma qab taan miyaa,
hadal waxaan ku soo gooyey Boorama
Gob , Gabiley Gun.
keyse kahin
keysekahin@hotmail.com |
|