Taariikh: July 23, 2011

 

 



Ujeeddo: Tacsi



Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, dhamaan Guddida Fulinta iyo Xubnaha G/Dhexe Xisbiga UCID waxay tacasi tiiraanyo leh u diryaan Ehliyadii iyo qaraabadii uu ka baxay Wasiir ku Xigeenka hore Wasaarada Cadaaada JSL

Marxuum Md Yusuf Ciise Ducaale (Talaabo) oo ku geeriyooday Maanta Dalka Kenya

Waxaanu Eebo uga baryaynaa innu ja’nadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan Qoysaskii, Ehliyadii, Qara abadii, Asxaabtii iyo dhamaan shacbiweynaha JSL uu ka baxay marxuunka inaga wada siiyo samir iyo iimaan.
 


Aamiin Aamiin Aamiin

أنا لله وأنا إليه راجعون

Eng, Faysal Cali Waraabe
Gudoomiyaha Xisbiga UCID