Fahan la 'aanta macnaha ka danbeyaa kalmada Somaliyeed
 


Marka hore waxaan halkan ka salamaya dhamaan horyaalka wargeysyada af somaliga ku qorma iyo waliba hormood saxafada somaliland ee  LongLiveSomaliland News Media , sido kale waxaa iyana sharaf mudan bahweynta aan tiro laheyn ee sida joogta ah ugu xidhan shabakada Longlivesomaliland.com,  iskuna waydarsada afkarahooga cafimaadka qabaa .

Markaan u imada ujedada aan qalinka ula kala baxey oo ah kalmad aniga ahaan ila noqatey gurac se dadkena ( somalilander) ka ihi khalad fahan sayihiin hab is ticmaalka kalmadaas taas oo ay ku dhawaqideedu aad u fududahey se macnaheeda dareen gaar ah wadato waa hubal inaad is waydiisa kalmaas maxey tahey? waa kalmad ay inta badan isticmalaan  hor moodka umada tusaale ahaan sida siyaasiyiinta , saxafada, waxgaradka, dadka la odhani karo waxey ku adag yihiin somalilandnimadu waa ka dhab se kalmadu afka u fududa se  mac no adaga hadal badani han ma buxshe waa " dadka somaliyeed" kalmadan wa hubaal inaad dhagahaa in badan aad ku maqashey lagana yaabo inaad isticmasho ku dhawaqidu fududa fahanku adaga aan u imado aragtida aan ka qabo kalmada aniga ahaan macnaheedu igu  no qatey sida somalia waanu ka go'anay iyo waanu ka mid nahey taas oo marag cad ay u  tah ey in inta badan ay isticmalaan labada dadyaw ee somaliland iyo somalia madax iyo shiciba tusale aynu u so qadano somaliland balamaankeda waxey isticmalaan kalmada aynu kor ku soo xusnay halka barlamanka somaliyana isticmalaan kalmada somaliyeed taas oo la odhani karo waa kalmad kulminaysa dad aan isku afkaar aheyn se qolo ku qanacsantahey hab  isti cmalka kalmada somaliyeed

somaliland dadkeedu waxey isticmaali karan kalmad taa u dhiganta dhawaq ahaana ka  pr onoucation fican oo ah somalilander ka ah saxafada laftigeeda ayaa iyadu ah kala  shadhe ynta siyaasada lana odhani karo waa masafta saxada siyaasada se nasiib daro qaar badan oo kamida shabakada ay somalilander ku ay isteerinka iyo xaqaba u leyihiin ay caan ka  tah ey inay isticmaalan kalmad aan ku haboneyn ayna haystaan kalmad u dhiganta carabkana ku fudud " somaliladerka ah "


macnahaa ma ahaa in aad didanahey walaalahena somaliga ku hadla se waa mujin  dawlad eed ayaa ku jirta kalamada somaliyeed marka laga hadlaayo wax Guud ahaaned waxaa  kal madan somaliyeed ee u dhiganta somalilanderka lagu badali karaa kalmad ka haboon oo ah dadka af somaliga ku hadla taas oo ay wadagi karan dhamaan dad somalida ah e ku kala  n ool wadama kala duwan sida somaliland ethiopia kenya jabouti iyo waliba somalia oo ay ka dhaxey kalmada dadka somaliga ku hadla oo dhan halka laga yidhahdo hada dadka  somaliy eed oo macnaheedu yahey reer somalia hore ayaa lo yidhi ( nin hilibkii waa nin kale sunti ) khasabna maha in dadku isku ray noqdo se waxa lo bahan yahey fahan deeply ah oo  xaqii dada ku saleysan
 

 

 

 

Cadnaan Ismaaciil Cabdi (  EHEL)
aqoon143@hotmail.com
Holland