Gudoomiyaha Hay'ada Wadaniga ah Ee ODHA Faadumo Siciid Ibraah im iyo dhamaan Shaqaalaha ODHA Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Marxuum Cismaan Axmed Kaahin
 

 Faadumo Siciid Ibraahim

 


Hargeysa (TNN)-Gudoomiyaha Hayada Wadaniga ah ee ODHAFaadumo Siciid Ibraahim iyo dhamaan sha qaalaha ODHA , waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan ehelki, qaraabadii iyo shacabka Somaliland ee uu ka geeriyoodey Marxuum Cismaan Axmed Kaahin , oo ahaa maamulihii Dugsiga Sare ee Bursade iyo Guddoomiye-ku-xigeenka waxbarashadda Gobolka Saaxil oo Ku Geeriyoodey Addis Ababa ,shalayna si heer Qaran ah loogu aasey Magaalada Berbera.



Waxayna ilaahay uga baryayaan marxuumka in uu naxariistii jano ka waraabiyo qoyskii iyo qarabadii uu kabaxayn samir iyo iimaan uu ka siiyo.
 

 


Aamiin Aamiin Aamiin