Eng.Fadumo Cali Madar Waa madaxWaana Xoghayah Arimha Dibda Ee Xusbiga Ucid Ee yaan EedoAanay Lahayn GuudkaLaga Saarin.Waana waajibInay Booqato XeryahaQoxoontiga Ee Ay KuJiraan Umadad Somaliyeed Waayo Waa Madax Sare

 


Marka Hore Waxa salaan qaaliya Aan U Dirayaa saxaafadayada Sharafta Le Iyo Shacabka Qaaliga Gudaha Iyo Dabad aba Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu.Bacada

Hadaan Usoo Laabto Maqaalkan Waxaan rabaa Inaan Waxka Idhaahdo Maqaal Aan Ka Akhriyay Hadhwanaagnews Oo Eedaynaaya Eng.Fadumo Cali Madar Oo Ah Xoghayaha Arimaha Dibda Ee Xusbiga Ucid Ahna Musharax U Sharaxan Golaha Deegaanka dalka Norway Gaar Ahaan Caasimada Oslo Fadumo Waxay Ka Sharaxantahay Xusbiga Shaqaalaha Ee talada dalka Norway Gacanta Ku Haya Fadumo Waxay Kalsooni Buuxda Ka Haystaa Madaxda Xusbiga Shaqaalaha Ee Norway Iyo Xusbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid fadumo Waa Hawlkar Waana Gabadh U Daacada Wax Qabadkeeda Waana gabadh Jecel Inay Caawiso Dhamaanba Bulshawaynta Somaliyeed. Ee Qoxoontiga Ku Ah Dalkan Norway Ama Qaarada Yurub.Faadumo Waa Madax Waana gabadh Jecel Somaliland Iyo Umada Reer Somaliya Ee walaaleheena Inay Caawiso Maadaamay Tahay Madax sare.Markaa Faadumo Waa Inanteenii Yaan Meel Lagaga Dhicin Waa Qof aad Iyo Aad U karti Badan hadii La Doortana Umada Somaliyeed ee Ku Dhaqan Dalka Norway xaqooda u Dhicin Karta.fadumo cali Madar Halagu Taageero Himiladeeda Iyo Sharafteeda.

Somaliland Hanoolaato Somaliyana Ilaahay Dhibaatada Haka Du Qaado Aamiin

Wabilaahi Tawfiiq Ilaahay Ayaay Mahadu Usugnaatay Alxamdulilaahi Calaa kuli xaal.
 

 

 

 

 

By Abw:Sidiiq Sh Farax Gabaar
Oslo Norway
gaashaan_1986@hotmail.com