DUCO
IYO SALAAN

Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud (Siillanyo)
, oo misigta u dhac ay , ka dib markuu
ku turun turrooday Jaranjarta barandaha Gurigi isa.
Anigoo Ku hadlaya Magacayga,Maxamed Cali Muse,
ka dhammaan sh aqaalaha Bahda Longlivesomalailand
News Media, oo ku kala sugan
dunida dacaladeeda,waxaanu dhammaantayo duco iyo salaanba u gu
dbinaynaa, Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).
Waxaan ilaahay uga
baryeeynaa, inuu uga dhigo dhicitaankaasi mi d fudud , caafimaad buuxana ilaahay subxaane watacaale u fidiyo,
Aamiin,Aamiin.
Engineer Mohamed Ali Muse
Senior Network Specialist
Editor in Chief & Webmaster
Longlivesomaliland News
Media
www.longlivesomaliland.com
.
|