War
Degdeg ah: Guddoomiyihii Jaamacada
Hargaysa oo is casilay
Ilaa hada ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay dhiniciisa oo uu ku
cadaynayo Iscasilaadiisa hase yeeshee waxa sidaa cadeeyay ..
Hargaysa(TNN):-Guddoomiyaha Jaamacada Haragysa Dr. Xuseen C/laahi
Bulxan ayaa iska casilay xilkii Guddoomiye’nimo ee Jaamacadda.
Ilaa hada ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay dhiniciisa oo uu ku
cadaynayo Iscasilaadiisa hase yeeshee waxa sidaa cadeeyay Saraakiil
ku dhaw dhaw oo ka tirsan Jaamacadda Hargysa
Saraakiishaas ka tirsan Jaamacadda Hargeysa ayaa Timacade News u
xaqiijiyay inuu Dr: Bulxan shaqada uga tegay arrimo shakhsi ah oo
isaga u gaar ah, waxaanay tilmaameen inuu u sheegay maadaama uu in
badan ku soo jiray inuu ka shaqeeyo danaha Caamka ah ee dadka reer
Somalila nd inuu si shakhsi ah ugu foofo hawlo u gaar ah oo uu ka
xanibnaa mudadii uu hayay xilka Jaam acada.
Khadar Cabdi Muuse
Timacade News Desk
Hargeisa Office
|