war laga soo xigtay Sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibeda ee dawladda Israel
Waxaan marka hore
salaan u dirayaa Mareegta
TNN
Iyo hogaamiyaheeda
Eng. Maxamed Cali Muse.
Salaan badabeed waxaan maalmahan ku arkay Mareegaha Somaliland,war
la ga soo xigtay Sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibeda ee
dawladda Israel, kuna saab-sanaa in dawlda Israel aad u
dooneyso inay xiidhiidh la yeelato Somaliland iyo Gee ska afri
ca, oo ay haatanba la leedahay dawlada ka mid Geeska africa, sida
Jabouti oo ka le. Hadaba war kii sidaas ahaa ,ayaad moodaa in dad badan ka qaadeen sas aan meeshaba ku jirin, isla markiibana u fasiray si khaldan. Hadaba waxaan isweydiiyey maxay ku kala duwan yihiin Mareynka iyo Europe iyo Israeli. Ileyn wanagan Mareykanka iyo Europta kaleba ka raadineyna ictiraafka ,maxaaloo diidey ama looga booday hadii ay Israeli tidhi waan ictiraafayaa Somaliland, maxay dhintay.
Eraygaasi yar ee
Israel ka soo yeedhay, ila Xamar ayaa laga mudaharaaday, qaarna sh
ir jaraaid ku qabteen ay leeyihiin ama ka codsanayaan Israel inay ka
noqadaan warkaasi ka soo baxay ee ku saaabsan ictiraafin Soomaliland.
|