Daahir
Riyaale ma xusi doonaa 21 October

Waxaan salaamayaa mareegaha
madaxa bannaan ee somaliland. Waxaan kale oo aan salaamaya shacabka
somaliland ee xorta ah.Waxa kaloon sala amaya taageerayaasha
UDUB ee aan ahayn kooxda cuqdaddu biyo dhigtay kuwaasoo had iyo jeer
taageera dulmiga
Waxaynu kujirnaa Bishii Oktoobar ,
waxaanaynu ognahay sannadkii hore
inay Soomaliland noqotay meesha kali ah ee laga xusay 21 ka Oktobar
ka dib markii u Madaxweynuhu ku dhawaaqay inay tahay
maalin weyn oo um madda somaliyeed qiima
ugu fadhida ,sidaa darteedna uu cafis guud uu u fidiyay
dhammaan dadkii danbiilayaasha ahaa oo ay ku jiraan dadkii
argagi xisa ahaa iyo tuugtii
Jaddaba sannadkanna ma u dabbaal dagi doonaa sidii kal hore mise
dhirba axadii
warbaahintu ku dhufatay ayaa is
hortaagi doonta
Tageerayaasha UDUB:
Waxaan kula talinayaa tageerayaasha UDUB ee aan ahayn
guulwadayaas ha aan damiirka lahayn ee ay waddaninnimadu ka guurtay
ee indho l'aanta u daba socda ina riyaale iyo kaba qaadyadiisa
ee kala garan l'a Xisbiga iyo Qaranka iyo Shakhsiga
Walaalayaal cuqdadda iska saara dadkiinna iyo dalkiinna daacad u
noqda
Nabad galyo
khadar Aqli Alaleh (khadarsaw)
Xoghayaha UDUB
ABU DHABI UAE
khadar aqli
khadarsaw@hotmail.com
|