Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Somaliya, Cumar Cabdirashiid
Cali Sharmaarke,oo caawa magacaabay xukuumadiisa

Muqdisho (TNN):-Raiisal Wasaaraha
Dawlada Federalka ee Somaliya,Cumar Cabdirashiid Cali Shar
marke,ayaa caawa magacaabay xubnha ka mid noqon doona
xukuumadisa,waxayna kala yihiin:
Wasiirada
1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen
2. Cabdulqaadir Shiikh Cali Baqdaadi Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha
Diinta
3. Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha &
Federaalka
4. Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda
5. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga
6. Cabdusalam Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda
7. Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada
8. Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
9. Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga
Caalamiga
10. Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen Wasaaradda Dastuurka
11. Guuled Xuseen Qaasim Boostada & Isgaarsiinta
12. Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista
Hawada
13. Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
14. Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Beeraha
15. Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
17. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta
Xuquuqda Aadanaha
18. Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
19. Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Batroolka & Macadanta
20. Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka
21 Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Amniga Qaranka.
22 Maxamed Xasan Aadan (Shaahiyow) Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
23 Maxamed Cabdullahi Xasan (Nuux) Wasaaradda Dhallinyarada iyo
Isboortiga
24 Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasaaradda Warfaafinta
25 Cabdullahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir) Wasaaradda Cadaaladda
26 Cabdiweli Ibraahim Sh. Muudeey Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
Wasiir Ku Xigeenada
Cusmaan Libaax Ibraahim Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
Macalin Cali Aadan Cabdow Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta
Xaaji Cali Sh. Maxamed Nuur Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
Maxamuud Xayir Ibrahim Wasaaradda Maaliyadda
Cabadalla Xuseen Cali Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi Wasaaradda
Gaashaandhigga
Axmed Cali Kadiye Wasaaradda Arrimaha Dibadda
Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada
Axmed Cusmaan Ibraahim (Daqarre) Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka
Badda
Cabdullahi Shiikh Cali (Qaloocow) Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga
Caalamiga
Cabdullaahi Yusuf Xasan (Alankey) Wasaaradda Dastuurka
Jaamaal Xasan Ismaaciil Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta
Xirsi Aadan Roobe Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
Cabdinaasir Maxamed Gaarane Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta &
Daaqa
Cabdicasiis Saalax Carmaan Wasaaradda Beeraha
Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
Maxamed Cumar Geeddi Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
Muumina Shiikh Cumar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda
Aadanaha
Siciid Jaamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka
Badda
Maxamed Axmed Kulan Wasaaradda Batroolka & Macdanta
Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo) Wasaaradda Caafimaadka
Cabdinaasir Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha
Cabdixakiin Cige Guuleed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
Cismaan Aadan DhuubowWasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga
Cabdullaahi Colaad Roobe Wasaaradda Warfaafinta
Fahma Axmed Nuur Wasaaradda Cadaaladda
Wasiiru Dowlayaasha
Khaalid Cali Cumar Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda
Cabdullaahi Maxamed Nuur Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda
Maxamed Cali Xagaa Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga
Burci Maxamed Xamsa Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee
Bii’adda (Deegaanka)
Mahad Maxamed Salaad Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada
Xasan Maxamed Jimcaale Wasiiru-dawlaha W. Dastuurka
Daa’uud Cabdiraxmaan Cumar Wasiiru-dawlaha W. Amniga Gudaha
Cabdullaahi Bile Nuur Wasiiru-dawlaha W. Waxbarashada
Cabdirashiid Maxamed Xiddig Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha
Gudaha & Federaalka
Caadil Sheegow Sagaar Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee
Xiriirka Baarlamaanka
Maxamed Xasan Aadan Wasiiru-dawlaha W. Ganacsiga & Warshadaha
Shariif Maxamed Xasan Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee
Arrimaha dib u-habaynta Maaliyadda
Maxamed Cabdi Xasan (Pekos) Wasaaradda Warfaafinta
Maxamed Xuseen Isaaq (Fanax) Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada.
Timacade News Desk
Muqdisho,Somaliya
|