January 20th,
2010
XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARINTA SOMALILAND
KULMIYE
Ref: XK/XAD/0029/2010
Date: 20/01/2010
KU: Md. Cismaan Saxardiid
Og: Hoggaanka Xisbiga KULMIYE
Ujeedo: Magacaabis Xil
Xisbiga KULMIYE markuu arkay muhimadda hawlgallada taageerayaasha
xisb iga KULMIYE ee ku dhaqan qurbahu ay u leedahay horumarinta
hawlaha qaran ee xisbiga, tixgalinna siiyay baahida loo qabo in la
xidhiidhiyo lana kobciyo laa maha xisbiga ee jaaliyadaha
qurbaha, dhagaystayna talooyin ay soo jeediyeen masuliyiinta laamaha
xisbiga ee qurbuha, wuxuu u magacaabay Cismaan Saxar diid inuu
noqdo Xidhiidhiyaha Laamaha Xisbiga KULMIYE ee Qurbajoogga.
Musuuliyadda Xidhiidhiyaha laamaha xisbiga ee qurbojooggo waa isku
xidhka(coordination)laamaha xisbiga ee jaaliyaha qurbaha si
hawlgalladoodu ay u no qdaan kuwa kaaba hawlaha qaran ee xisbiga ee
gudaha ka socda, waxaanu xi dhiidhiyuhu hoos imanayaa Xafiiska
Arrimaha Dibadda ee xisbiga KULMIYE.
Waxaa la farayaa guddiyada laamaha xisbiga ee qurbojooggu inay ku
xidhma an Xidhiidhiyaha una fududeeyaan gudashada mas’uuliyadda xisbi
oo loo maga caabay.
Guul iyo Gobonimo
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga KULMIYE
Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar |