WAR SAXAAFADEED

 


Hargeysa (TNN)-Madaxweyne- Ku -Xigeenka JSL, ahna Ku Simaha Madaxweynaha JSL, Mudane. Cab diraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, eheladii, asxaa btii iyo shacbiga Reer Somaliland iyo weliba shacbiga reer Jabuuti,  isaga oo ka tacsiyadaynaya gee rida ku timid MARXUUM XAAJI CISMAAN GEELLE ARAB oo ahaa Ganacsatada waa weyn ee Reer Som aliland iyo kuwa Reer Jabuuti-ba oo maanta ku geeriyooday Wadanka Jamhuuriyada Jabuuti, MARX UUMKU waxa uu ka mid ahaa Ganacsatada Hal-doorka ah ee Somaliland iyo Weliba Jabuuti.

MARXUUMKA oo lagu Aasi doono Dalka Jabuuti, Madaxweyne- Ku -Xigeenka JSL, ahna Ku Simaha Madaxweynaha JSL, waxa uu MARXUUMKA ALLE uga baryayaa in uu Naxariistii Janno ka Waraabiyo Qoyskii, Ehelkii, iyo Dhamaan Shacbigii uu ka baxayna uu samar iyo Iimaanka siiyo.”

 

 


INAA ILLAAHI WA INNAA ILLAAHI RAAJUCUUN

Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.