Ciidamadda Qaranka Somaliland oo maanta ku Ruqaa nsaday Tuka-raq isla markaana joojiyay Shir Hol-hol ka furmi lahaa

 


Hargeysa (Timacade News)-Ciidamadda Qaranka Somaliland ayaa maanta isku  balaad hiyay deegaanka u dhaw Xuduudka Somaliland iyo Puntland halkaasoo la sheegay inay ku hor istaageen wufuud ka timid Garoowe oo u socotay Shir la sheegay inay ku  baaq een Garaadada Reer Sool oo ka dhici lahaa Tuuladda Hol-hol oo ku taala Duleedka  Laa scaanood oo ay doonayaan inay ku minjo xaabiyaan Maamulka Somaliland ee  Gobolka asi

Wararka aanu ka helayno Deegaankaasi ayaa sheegaya Ciidamaddu inay amar ku  bixi yeen inaan shirkaasi la qaban karin, kaasoo aan ilaa hada furmin kadib markii ay  Ciida maddu gaadheen meel qiyaastii Magaaladda Garoowe u jirta 40 Km oo kaliya, waxaan ay wararku intaa ku darayaan inay halkaasi ka jirto cabsi laga qabo in Dagaal ku dhex maro labada dhinac ee Somaliland iyo Puntland

Shirkan oo uu ku baaqay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo la filayay inay ka soo  qa yb galaan Isimada iyo dadweyne kale ayaa la sheegay inuu hakiyay qabsoomida  shirk aasi amar ay Ciidamadda Somaliland ku bixiyeen inaa shirkaa la qaban waxaanay  wara rku sheegayaan inay ku xaniban yihiin Xuduudda Isimo iyo Odayaal saaka ka soo  kicit amay Garoowe si ay Shirka uga qayb galaan

Sidoo kale waxa isna halkaasi la sheegay inuu ku xaniban yahay Graad Jaamac iyo  dad weyne la socday oo saaka ka baxay Magaaladda Hol-hol si ay u soo dhaweeyaan  Isim adda Garoowe ka soo baxay waxaana la sheegayaa Magaaladda Hol-hol oo la filayay inuu galabta shirkaasi ka furmaa ay xaniban tahay iyadoo kala daadasho ay ku  dhac day Madasha la doonayay inuu shirkaasi ka dhaco oo uu Garaadku maalmahanba qurxinayay
 


Source:Waaheen