CIID MUBAARAK  CIID MUBAARAK

 

 

Asalamu calayakum,

Anigoo ku hadlaya magacayga Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine),waxaan munaasab ada Ciidal Adxada awgeed, aan hambalyo iyo salaan aad qiimo badan aan u dira yaa  Madaxweynaha Somaliland,Mujaahid Axmed Maxamed Maamuud (Siilanyo), marwada Koowaad,Amina-Weris Sheekh Maxamed Jirde,Madaxweyne ku-xigee nka ,Cabdiraxman Cabdillahi Ismaaciil (Saylici),marwadiisa,shacbiga Somaliland iy o dhammaan ummadda muslimiintaba.

Waxaan dhammaantiinba idiin rajaynayaa inaad ku ciidaan caafimaad,farxad iyo ray rayn,sannadka sannadkiisa aad  ku gaadhaan  bash bash iyo barwaaqo,insh a Allah.

 

Ciid Mubaarak  Ciid Mubaarak  Ciid Mubaarak



 


Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine)
Hargeysa,Somaliland