Hambalyo Munaasabada Ciida

 

 

 



Anaga oo ah reer Maxamed Yuusuf Buux, waxaan halkan munaasabada ciida ka salaamynaa d hamaan shaqalaahaha Shabakadda Caalamiga ah ee TNN, waxanu si gaar ah salaan ugu diray naa Hogaami yaha Shabakada, Eng. Maxamed Cali Muse, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.

 

Waxaan kale oo aan salaantaasi mid la mid u diraynaa , Qoraaga weyn Cali Cumar Xassan iyo Xaakii sa. qoysaskayaga iyo Qaraabadayada oo aan leenahay dhaantiin ciid wanaagsan.



Waxaan mar labaad Manaasabada ciida halkaan hambayo u diryaa dhamaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan dunida daafaheeda, Ilahay waxanu uga baryeynaa in ciidaasi ciideeeda kale inagu gaadhsiiyo caafimaad qab, bash bash iyo barwaaqo.AMIIIIIIIIIIIN
 

 

 

 

 

Maxamed Yuusf Buux