Colaadii ceelbardaale maxaa lagu xaliyay?

 

Mawliid Axmed Jibriil
Gudoomiyaha Dan wadaag Dalal



Gudoomiyaha Danwadaag Dalal. marka hore waxaan hambalyo kal iyo laaba u dirayaa odayaasha  la bada ardaa ee nabada ceelbardaale kaga dhawaaqay waxaanan leeyahay ilaahii nabada idin  garan siiyay ha idiin fudaydiyo dhamaystirkeedasidoo kale waxaan hambalyo u dirayaa cid kasta oo gacan ka gaysatay nabada ceelbardaale waxaanan hiil iyo hooba la dhinac taaganahay sidii nabadaa lagu dhawaaqay looga midho dhalinlahaa.


intaa ka dib.colaada ceelbardaale waxa u sobob ahaa is afgaranwaagii labada ardaa qaylo dhaantii ka soo yeedhay imika iyo haatan haday nabad ku wada dhawaaqeen waa wax ilaahay loogu  mahadi yo umadii u soo gurmatay waxa kaliya oo la gudboon in ay u arkaan in hawl laga furtay oohadeerna ay nabada u wada gurmadaan sidii looga wada midho dhalinlahaa nabadaa ay ku heshiiyeeen labada ardaa,intaa kadib.soomaalidu waxay tidhaa.(haani guntay ka tolantaa)waar idinkaa dhaqan. dhiig iy o dhaqaale wadaaga oo cid kasta iska xiga ee ul iyo diirkeed naqda oo nabadaa aad ku  dhawaaqde en kaga dhabeeya waxaa kaliya oo maanta iska eegtaan ha naqdo nin nabad haysta oo in ay nabadi ku hirgasho diidan waxaanad kaga hortegi kartaan idinkoo gaashaan buurtii golwaraabe dib u soo nooleeya si nabada salka ogu soo onugtaan,


Gabogabo.colaada wixii aad ku raadinayseen hadad garateen in aad nabad ku raadisaan waxaad aa d nabada ku soo gabagabaysaan sidii dhaqanka ahaan jirtay waa in raadkii colaada lagu burburiyo xab oo hablo laysa siiyo si wanaag dhexdiina oga dhasho,toys nin laa u galgasha tolna waa u irkiyaa,

Alaa mahadleh,

 

 

 

 

Gudoomiyaha Dan wadaag Dalal
Nawliid Axmed Jibriil
E-mail: xaqsheeg@hotmail.com