Xaflad
Dhidibada loogu taagayo Ururka Sama falka ee Calimarshal Trust oo
lagu qabanayo London
Dhamaan
dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan UK Gaar ahaan
Magaaladda Lond on waxa la ogeysiinaya in kullan balaadhan oo
dhidibda loogu taagayo urur samofal ah oo lo ogu magac daray
Halyaygii aan la hilmaami Karin Allah Ha u naxariistee
Cali Xaaji Muxumed Guuleed (Cali
Marshal) in lagu qaban doono:
Tribute to Alimarshal
http://www.youtube.com/watch?
http://www.youtube.com/watch?v=xVHQG2N6aTM&feature=related
http://alimarshallfoundation.com/Tribute.html
Goobta: Harrow
Civic Centre , Station Road HA1 2UH
Saacadda: 14:00
Maalinta: Sabtida
Taariikhda:
24.04.2010
Haddaba wixii faahfaahin dheeraad kale xidhiidh soo xidhiidha
telefoonada hoos ku xusan. Daahir
07960201323,
Khadar 07961131014 ama
Yasmin
07904174631
Harrow Civic centre
Station Road ( Nearst Tube Station Harrow
Wealdstone )
HA1 2UH
|