Cali Guray oo laga hor joogsaday inuu galo Madaxtooyada
Intaa ka dib waxa iga dhawaajiyay hadal ka soo heedhay nin Mujaahid sheeganaya ama laguba she ego waana Cali Guray, hadaba cali waxan odhan lahaa caliyaw hadii aad mujaahid ahayd maxaad u soo maraysay dhibaatooyinkii adkaa ama qalafsanaa ee gaajada iyo diifta lahaa ???? waxaa ku kalif ay waxaas oo dhan waxay ahayd adiga iyo cidii kale ee Mujaahid ahayd amaba reer binu fulaan aha yd inay Hargaysa tamashleeyaan oo ay raaxo dhamaystiran ku helaan, halka ay markaa mujaahid nimada la qaadanayay aanay wax xuquuq ama ixtiraam ah ku lahayn wadankooda oo taasina ay ah ayd tii ugu waynayd ee aynu ka dagaalanayee ee iskeen raacsiisay hadaynu nahay reer shekh ful aan.
Malaa Caliyaw , adiga gaajadaa ismaydaan arage iyo takfidii iyo hadaldii xumaa ee inagu layna odhan jiray, Caliyaw shalay bay ahayd markii albaabka lagaa soo xidhay , ee aad ku dul meeraysanaysay madaxtooyada , sida marista ee aad afka gacanta galisay waad ogayd sidii askarigu gadhka kuu ha yay ,uu kuu lahaa adeer Caliyaw nin sharaf leh baad tahaye ,yaan aad laguu arkin iyadoo lagaa horj oogo madaxtooyada. Waxa mudanaan lahayd in aan askirigii gadhka ku hayay magaciisa oo sadexan sheego laakin taasi waxay abuuraysaa wax aynaan maanta u fadhiyin, waanan hayaa magaciisa oo sadexan wuxuu ka jiidh damqanaayay, Cali waa mujaahide yaan kabaha lala dulmarin odayga. Waxan ku xasuusin lahaa hadal Soomaalidu tidhaaho , oo ah,"Nin weyn oo hadal ka dhacay waa geed qolofi ka dhacday." Umada Somnalilandna mid ban odhan lahaa ,waxaad iska indho tirtaan nin weyn oo shaly meel fadhiyay, maanta meel kale ka dooyeeysan hadal qadkiisa ama karaamayntiisa, waayo ninka noocaa ahi malaha wax mabda ah, wayo sida uu u bood boodaayo ayuun buu idiinla bood boo dayaa ,oo meel uu u socdo iyo meel uu ka socdo la garnmaayo. Wuxu ku sifaysanay ninka noocasi , nin sibiil yaa hunguri ku jira ,oo bilaa mabda, waxaa inoo balan ah raga noocaas ah, in aynaan wax sharaf ah tusin, waayo waxba inoo ma soo wado waliba shalay wu xuu ina lahaa KULMIYAA dhiigayga laga helay, maantana waaka noocaa ina leh, iska jira jir jiroola ha. Shacabka reer Somaliland isku duubnaan, ildheer ,garaadnimo,waa astaanta laynagu yaqaan, reer hebelna dhaafa ,waxaynu maraynaa Xisbiyo Qaran, halkaasuun baa inoo ehel ah, ninka xuna waxa inooga balan ah xushmad la,aan uu inagu dhex joogo Somaliland nabad ku waar.
|