OGAYSIIS: Caleemo Saarka Chief Caaqil Dayib Cabdi Ciidle oo Buuxin Doono Jagadii Aabihii ka Geeriyooday
 

 



Dhammaan Bulshada reer Somaliland gaar ahaanna Gobolka Gabiley waxa la ogaysiinayaa in la caleemo saari doono Chief Caaqilka Cusub ee Gabiley, Chief Caaqil Dayib Cabdi Ciidle, isaga oo buuxin doono Jagadii uu ka geeriyooday Aabihii Marxuum Cabdi Ciidle Ammaan, oo ahaa Chief Caaqilka guud ee gobolka Gabiley, 19-kii bishan geeriyooday.

Sidaas darteed Caleemo SAarka Chief Caaqilka Cusub oo hore loogu qorsheeyey Inay Qabs oonto berri oo khamiis ah, waxa lagu wargelinayaa bulshada in dib loo dhigay xafladdii cale emo saarka, iyadoo la qaban doono haddii Alle Idmo 5-ta bisha November ee Sanadkan 20 13-ka oo taariikhda Islaamiga ah waafaqsan 1-da bisha Muxarram ee sanadka 1435.

Haddaba waxaan la socodsiinaynaa cidkasta oo ka tirsan beesha uu caaqilka u yahay, iyo dh ammaan bulshawaynta reer Soomaaliland inay kasoo qaybgalaan caleema saarka jiif caaqilk a cusub ee Dayib Cabdi Ciidle.
 


Allaa Mahad Leh