
Anigoo
ku hadlaya magacayga,Guuleed
Muxumed Ibrahim,ka Tafatiraha Guud,
Eng. Mohamed Ali Muse iyo ka dhammaan hawl
wadeenada Shabakadda Caalamiga ah ee
Timacade News N etwork (TNN)
, ee kula sugan dunida dacaladeeda, waxaanu
munaasabadda Ciidal Adxada aw g eed,salaan iyo
hambalyaba u diraynaa Madaxweynaha Somaliland,Axmed
Maxamed Maxamu ud (Siilaanyo),Marwada Koowaad ee
Somaliland,Amina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Madaxw eyne
ku xigeenka Somaliland,Cabdiraxman Saylici,Marwadiisa
Raxma Xaaji Muxumed Suldaan, Ciidamada Qaranka,shacabka Somaliland & dhammaan umadda muslimiintaba.
Waxaanu
Ilaahay idiinka baryeynaa inaad caafimaad iyo nabad ku
ciidaan,sannadka sannadki isan a bash bash iyo barwaaqo
ku gaadhaan , Aamiin ,
Aamiin ,
Aamiin.

Guuleed Muxumed Ibrahim
Timacade News Desk
Vienna,Austria
|