O G E Y S I I S

 


Bulshada reer Somaliland ee ku dhaqan qaaradda Europe waxa si xishmad leh loo ogeysiinaya a inay guddida heer qaran ee dhismaha waddada halbowlaha ah ee Ceerigaabo - Burco ee ka kooban wasiirrada, xildhibaannada iyo aqoon-yahannadu kulamo la yeelan doonto jaalliyadaha

deggen meelaha hoose ku xusan taariikhaha shaxda ku cad.


Magaalada,Taariikhda ay la kulmayaan jaalliyadda

Bristol
Axad – 24/11/2013

Cardiff
Isniin – 25/11/2013

Birmingham
Jimce - 29/11/2013

Sheffield
Sabti – 30/11/2013

Manchester/Liverpool
Axad – 01/12/2013

Sweden
Jimce – 06/12/2013

Norway
Sabti – 07/12/2013

Holland
Arbaca – 10/12/2013


Allaa Mahad leh,



Ali A Awale
Head of the Somaliland Mission - UK
Tel. 0207 702 7064
ali.aden@somaliland-mission.com, slmissionuk@gmail.com