Suldaanka Guud ee Gobolka Gabiley oo tacsi tiiraanyo leh
u
diray Dr Maxamed Cabdillahi Cumar oo Aabihii ku
geeriyooday Magaalada Hargeisa.
Hargeysa
(TNN)-Suldaanka
Guud ee Gobolka Gabiley,Suldaan
Ismaaciil Suldaan Cabdiraxman,
ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray , Xoghayaha Arr imaha
Dibadda ee Xisbiga KULMIYE,
Dr / Professor
Maxamed Cabdillahi Cumar
, oo Aabihii Marxuum
Cabdillahi Cumar
, Maalintii Khamista , Bis ha
June 10, 2010
, ku geeriyooday magaalada
Hargeysa.
Waxa uu Ilaahay uga baryayaa ,
danbi dhaaf
iyo in Allaha weyni marxu umka
Janno fardawsa ka
waraabiyo ,
dhammaan teenna samir iyo iima an innnaga siiyo.
Aamiin
Aamiin
Aamiin
انا للة وانا
الية راجعون
-Aabo Cali
Muse Cilmi
-Hooyo Cadar Adan Diiriye
-Foosiya Jaamac Tukaale
-Engineer Maxamed Cali Muse (Farshaxan)
iyo Xaaskiisa
-Amina Cabdi Cisman Garaw
- Axmednassir Cali Muse
-Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine)
iyo Xaaskiisa
waxaanu dhammaantayo tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ,
Xoghayaha
Ar rimaha Dibadda ee Xisbiga
KULMIYE,
Dr / Professor
Maxamed Cabdilla hi Cumar
, oo Aabihii ,
Marxuum Cabdillahi
Cmar ,
maalintii Khamista , Bisha
June 10, 2010 , ku
geeriyooday
magaalada
Hargeysa.
Waxaan
kale oo aan tacsi u diraynaa
qoyskii,
ehelkii qaraabadii, xigaal kii
iyo dhammaan tafiirtii
Marxuumku ka baxay.
Waxaan dhammaantayo Ilaahay uga baryaynaa ,
danbi dhaaf
iyo in All aha weyni Marxuumka
Janno fardawsa
ka waraabiyo , dhammaanteen na
samir iyo Iimaan
Innnaga siiyo.
Aamiin
Aamiin
Aamiin
انا للة وانا
الية راجعون
Anigoo ku hadlaya magacayga ,
Engineer Maxamed Cali Muse
iyo ka dhammaan
hawl wadeenada
Bahda Timacade
News Network TNN , ee ku kala sugan
dunida dacaldeeda,
waxaanu dhammaan tayo tacsi tiira anyo leh u diraynaa ,
Xoghayaha
Ar rimaha Dibadda ee Xisbiga
KULMIY E,
Dr / Professor
Maxamed Cabdilla hi Cumar
, oo Aabihii ,
Marxuum Ca bd illahi
Cmar ,
maalintii Khamista , Bisha
June 10, 2010 , ku
geeriyood ay
magaalada
Hargeysa. Waxaan
kale oon tacsi u diraynaa
qoyskii,
ehelkii ,qaraabadii,xigaalkii
iyo dhammaan tafiirtii
Marxuumku ka baxay.
Waxaan dhammaantayo Ilaahay uga baryaynaa ,
danbi dhaaf
iyo in All aha weyni Marxuumka
Janno fardawsa
ka waraabiyo , dhammaanteen na
samir iyo Iimaan
Innnaga siiyo.
Aamiin
Aamiin
Aamiin
انا للة وانا
الية راجعون
Anagoo ah
Jaalliyadda reer
Gabilay ee ku
dhaqan North
America gaar
a haan USA,
waxanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa
xoghayaha arrimaha
debedda ee xisbiga KULMIYE
Dr. Mohamed
Abdillaahi Omar
oo aabihii
Cabdillaahi Cumar
, maanta ku geeriyooday magaalada
Harg eisa.
Dr Mohamed iyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay
Marxuum Cab dillahi Cumar dhammaantood waxanu
leeyayahay
Alla ha u naxariisto marxuumka
innagana samir iyo
iimaan ha innaga siiyo.
Aamiin
,
Aamiin
, Aamiin
-Dr. siciid
Muxumed Budle.
-Dr. Maxamuud Maxamed (dr.abaayo)
-Dr. Xusseen Cali Hanfi.
-Dr.maxamed Jaamac.
-Sacad Muxumed Budle.
-Maxamed shiirimiiri.
-Sheekh Sacad Muuse.
-Maax Isaaq.
-Isaxaaq Cilmi Askar.
-C/raxmaan Sheekh Ismaaciil.
-Maxamuud C/raxmaan (xagaadheere)
-Ruqiya Muxumed Budle.
-C/raxmaan Muuse.
-Shaafici Tukaale.
-Imaaciil Xusseen Qalinle.
-Ubax Cali Maraykan.
-C/rasaaq Sheekh Abubakar.
-Safia sheekh Muxumed.
-Hinda Aadan.
-Sacaada Cali Barkhad.
-Xamda Saleebaan.
-Fadxi Cumar.
-Sahra Sassan Baadari.
-iyo qaarkaloo badan ..............
Dhamaan dadkaasi waxay Ilaahay uga baryayaan marxuun
Cabdilaahi
Cumar inuu
naxariistii
jano ka waraabiyo
ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka
siiyo.
Aamiin,
aamiin,
aamiin
waxaa tacsidan mid la mida iyaguna diraya.
-Maxamed Sheekh Faarax.
-C/casiis Sheekh Faarax.
-Kayse aw Daahir(maslalaaye)
-Cabdi Maygaag.
-Maxamuud Nuur (xariig)
-Aadan Ismaaciil (adan Xoog)
-Maxamed Cabdilaahi Taani.
-Xaamud Ducaale.
-Muxiyadiin Sheekh Muxumed.
-Ibraahin Aw Cilmi.
Faadumo Cabdi Raage.
-Xaawa Nuur Ducaale.
Dhamaan dadkaasi waxay Ilaahay uga baryayaan
marxuun Cabdilaahi
Cumar inuu
naxariistii
jano ka
waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo
iimaan ka siiyo.
Aamiin ,
aamiin
, aamiin
انا للة وانا
الية راجعون
Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin
waxaanu halkan tacsi uga diraynaa
Dr. Mohamed
Abdillahi Omar,
Xoghayaha Arrimaha
Dibedda ee Xisbiga KULMIYE,
oo aabihii
Cabdillaahi Cumar
maanta ku geeriyooday magaalada
hargeysa,
waxanu leenahay Eebbe samir iyo imaan ha inaga wada
siiyo, Marxuunkana Ilaahay janatul
Fardowsa ha
ka waraabiyo.Aamiin, Aamiin, Aamiin.
-Aabo muxumad xasan (budle)
-Hooyo Xabiiba Taani,
-Muuse Budle iyo xaaskiisa,
-Ruqiya Budle iyo odaygeeda,
-Dr.Siciid Budle iyo xaaskiisa,
-Sacad Budle iyo xaaskiisa,
-Khadra Budle iyo odaygeeda,
-Faadumo Budle iyo odaygeeda,
-Mustafe Budle.
Dhamaan dadkaasoo kala jooga dunida dacaladeeda waxay
Ilaahay u ga baryayaan marxuun Cabdilaahi Cumar inuu
naxariistii jano ka wara abiyo ehelkii iyo
qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin,
aamiin, aamiin, aaniin
انا للة وانا
الية راجعون
Annagoo ah
Jaalliyadda
Somaliland ee
North and
West London
waxanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa
xoghayaha arrimaha
debedda e e
xisbiga KULMIYE
Dr. Mohamed
Abdillaahi Omar
oo aabihii
Cabdillaahi Cumar
maanta ku geeriyooday magaalada
Hargeisa.
Dr Mohamed
iyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay
Marxuum Cabdilla hi
Cumar
dhammaantood waxanu leeyayahay Alla ha u naxariisto
mar xuumka innagana samir iyo iimaan ha innaga siiyo.
-Suleiman
Omer kujoog
-Axmed Adan “Qotalli”
-Sheikh Abdiraxman Jama
-Sheikh Siciid Axmed Cumar
-Cali Adan Cawale
-Maxamed Yonis Cawale
-Maxamed Xaad
-Jamac Cabdi Habane
-Cabdillahi Cabdi Habane
-Maxamed Ismail Jibaaxe
-Maxamedqani Dahir Diriye
-Abokor Sheekh Axmed
-Abdillahi Ali Axmed
-Xaamud God
-Maxamed Cabdirahman Maxamed
-Cabdi Good
-Yusuf Janyar
-Eng. Abdi Jama
-Ismail Abdi Jiir
-Suleman Dirir Cabdi
-Axmed Abokor Xirsi
-Dr Axmed Xirsi
-Yusuf Xirsi Adar “Xarir”‘
-Axmed Suude Guled
-Mohyadiin God
-Xassan Cabdillahi Kooshin
-Adam Ibrahim Ismail “Adam Dheere”
-Cali Xassan
-Xassan Maxamed Guled “Xassan Nadalo”
-Ismacil Siyaad
-Maxamed Xassan ” Douglas ”
-Maxamed Jamac Badawe
-Garad Yusuf Mohamed
-Omar Yussuf Mohamed
-Mohamed Jabuutawe
-Ali Dualeh Seed
Amiin
Aammiin
Amiin.
انا للة وانا
الية راجعون
Dhammaan
bulshada Somaliland
ee ku nool magaalada
Birmingham
ee dalka Ingiriiska waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan
Dr. Mohamed
Abdi llahi Omar,
Xoghayaha
Arrimaha Dibedda ee Xisbiga KULMIYE,
oo aab ihii
Cabdillaahi Cumar
“Cabdillahi
Cadde”
ku geeriyooday 10.06.2010 magaalada Hargeysa.
Waxaannu marxuumka Eebbe uga baryeynaa inuu
Jannadii Fardawsa
ka waraabiyo,
eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna
samir iyo iimaan ka
siiyo.
1. Eng. Hussein Adan Igeh
2. Saciid Mohamed Ibrahim “Siciid Gadhle”
3. Mohamed Aw Dahir
4. CabdinasirAw Dahir
5. Ahemd Sacad
6. Shiine Cali Muuse
7. Cabdi Ibrahim Wayrax
8. Mohamed Xaaji Cilmi
9. Mohamed Xaaji Abdi Obsiiye
10. Abiib Cali Mohamed
11. Cabdi wahaab Cumar Sheekh
12. Ahmed Qodax
13. Ahmed Ali
14. Ahmed Abdi Amiin
15. Ahmed Mohamuud Bayle
16. Cabdulqadir Aw Bile
17. Cali Muuse Jaamac
18. Ahmed Sheekh Muxumed Warsame
19. Ismaciil Hassan Warsame
20. Mohamed Hassan Warsame
21. Cabdi Hassan
22. Xaaji Cumar Sheekh
|