WAR
SAXAAFADEED
Date:23/10/2010
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
Republic
of SOMALILAND
Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
Mobile: 4424126/4423774
Email: afhayeenka_jsl@yahoo.com,afhayeenka@gmail.com,(E-m:
private) cukuse@hotmail.com
Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)
waxa uu Tacsi u dirayaa Qoysk ii, Eheladii & Dhamaan
Warbaahinta Dalka ee uu ka Geeriyooday MARXUUN
CABDIRISAAQ MAXAMUUD DUBBAD oo ahaa Agaasimihii Waaxda
War-faahinta iyo Wacyi Gelinta Somaliland oo Xalay ku
Geeriyo oday Magaalada Hargeisa. Marxuunka oo Maanta
lagu aasay Magaalada Hargeisa
Madaxwaynuhu wuxu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu
naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoys kii, Eheladii,
Warbaahinta Dalka iyo Dhamaan Shacab-ka Reer Somaliland
ee uu ka baxay Marxuunku uu samir iyo Iiman ka siiyo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )
TACSI
TIIRAANYO LEH
انا للة وانا الية راجعون
Anigoo ku hadlaya
magacayga, Eng Maxamed Cali Muse
iyo ka dhammaan Bahda
Timacade News Ne twork
(TNN)
, ee ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxaan tacsi
tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, eh elkii,
qaraabadii,asxaabtii,Saxaafadda Somaliland iyo guud
ahaan shacabka reer Somaliland ,geerida n axdinta leh ee
ku timid walaalkeen,Marxuum
Cabdirisaaq Maxamed Dubad,oo maalintii Jimcaha
,Bish a October 22 , 2010, ku
geeriyooday caasimadda Dalka
Somaliland ee Hargeysa.
Waxaanu dhammaantayo
Allaha weyn uga baryeynaa,inuu Marxuumka , Cabdirisaaq
Maxamed Duba d,naxariistii janno Fardawsa
ka waraabiyo,danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro ,
neecaw udgooniyo ku siiyo naruuro,
Aamiin
Aamiin
Aamiin.
Eng: Mohamed Ali Muse
(Farshaxan)
Civil Engineer
Senior Computer Network Specialist
Editor in Chief & Webmaster
Timacade News Network TNN
www.TimacadeNews.com
Ururka
Suxufiyiinta Gabiley Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u
Dirayaan Qoyskii iyo Qaraabdii uu ka baxay MARXUUM
CABDIRISAAQ MAXAMED DUBAD
انا للة وانا الية راجعون
Ururka Suxufiyiinta Gabiley (Gabiley
Media Group), waxay tacsi tiiraanyo leh u
dirayaan qoyskii iyo qa raabdii uu ka baxay MARXUUM
CABDIRISAAQ MAXAMED DUBAD
Dhamaan bahda Suxufiyiinta Gobolka Gabiley Waxay tacsi
tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan shac abka reer
Somaliland, gaar ahaan eheladii, qoyskii iyo qaraabadii
uu ka baxay Marxuum Cabdirisaaq Maxamed Dubad oo Xalay
oo ay taariikhdu ahayd 22/102010 ku geeriyooday
Cusbitaalka guud ee M agaalada Hargeysa, waxaanay
Ilaahay marxuumka uga baryeynaa inuu naxariistii jano ka
waraabiyo eheladi, qoyskii iyo guud ahaan shacabka reer
Somaliland-na samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin Aamin Aaamin
Gabiley
Media Group
Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Gabiley
Nimcaan Dheeg Ibraahin
Nimcaan@longlivesomaliland.com
Bahda Saxaafada Somaliland waxay Tacsi Tiiraanyo leh u
dirayaan
Marxuum C/risaq Dubad
انا للة وانا الية راجعون
Maamulka
Mareegta Isku Xidhka Suxufiyiinta Somaliland, waxay
Tacsi Tiiraanyo leh u Dirayaan Qoysk ii iyo Qaraabadii
uu ka baxay Marxuum C/risaaq Maxamed Dubad oo Xalay ku
Geeriyooday Magaala dda Hargeisa.
Waxaanu dhammaantayo Allaha weyn uga baryeynaa,inuu
Marxuumka , Cabdirisaaq Maxamed Duba d,naxariistii janno
Fardawsa ka waraabiyo,danbi dhaafna u fidiyo, iilka u
nuuro , neecaw udgooniyo ku siiyo naruuro, Aamiin Aamiin
Aamiin.
Maamulka Mareegta Isku Xidhka Suxufiyiinta Somaliland
Tacsi
ku socota reer Maxamed Dubad
انا للة وانا الية راجعون
Anigoo
ah Cumar Daarood Xassan iyo xaaskeyga iyo caruurteyda
waxanu halkan tacsi tiiraanyo leh u dirayna qaraabadii,
ehaladii iyo xaaskii iyo caruurtii u ka geeriyooday
marxuum ABDIRASAAQ MAX AMED DUBAD,
waxan ilaahey uga baryayaa inuu naxariistii jano ka
waraabiyo dhamaan ehaladii iyo qaraabadii iyo xaaskiis
iyo caruurtiisin samir iyo iiman ka siiyo Aamin Aamin
Aamin
Somalidu
waxay tidhaahda GEERIDU GEELJIRE IYO NIN AANAD AQOONIN
BEY KU WANAAGSANTAHAY marxuunka mudo gaaban baan bartey
oo an kula kulmay magaalada Hargeysa inkastoo anu
xidhiidh xaga netka laheyn mudo dheer, waxan ilaahey ka
baryaya markale inuu naxariistii jano ka waraabiyo
dhamaanteena samir iyo iiman inaga siiyo Aamin Aamin
Aamin
Omar Daarood Xassan
Norway - Askim
Tacsi: Marxuum Cabdirisaaq Dubad oo Hargeysa
ku geeriyooday
انا للة وانا الية راجعون
Waxaan tacsi u dirayaa xaaska, ubadka, walaal iyo waalid,
ehel, qaarbo, xigto iyo xigaal, asxaab,wa rbaahinta
Soomaliland, iyo shacbiweynaha qadariya halyeeyadooda,
geerida naxdinta leh ee ku timid
Cabdirisaaq Dubad oo ahaa Agaasimaha Radyow
Hargeysa, horyna u ahaa Guddoomiyaha
Radio Hor yaal.
ILLAAHAY marxumka janadii Fardowsa ha ka waraabiyo
ehelkii, asxaabta iyo inagaba samir iyo imaan ha inaga
siiyo amiin. Cabdirizaq
wuxuu ahaa geesi
soo halgamay oo aan ka waaban
runta iyo waxa u u aminsanyahay, wuxuu ahaa
halyay qaran.
Cabdirizaq Dubad wuxuu ahaa
adoon u dhashay akhlaaq iyo wanaag oo inta aan aqaannay
dad uu i su jiido mooyaane aan erayada dadka dhiba ama
kala kaxeeya aan aqoon . Wuxuu ka tagay ubad aa d
wada biyo ah oo aan waxba kala waawaynayn.
Waxaan ka codsanayaa qofkii gacan ka gaysanaya tabruc
inuu u fidiyo qoyaskii u ka geeriyooday ma rxuum
Cabdirizaq Maxamed Dubad
inuu ka gaysto.
INNAA LILAAH WAA INNAA ILAYHI RAJUCUUN"
Ahmed Arwo
409 6421
Bahda
Telefishanka Caalamiga ah ee Horn Cable Tv, waxay tacsi
u dirayaan Ehelkii, Qaraabadii iyo Shacabka S/land ee uu
ka baxay Wariye C/risaaq Dubed
انا للة وانا الية راجعون
Gudoomiyaha Telefishanka Horn Cable Tv Farxaan Cali
Axmed, Agaasimaha Guud ee Telefishanka Caal amiga
ah ee Horn Cable Tv Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig), Madaxa
Wararka Horn Cable Tv Xamse Cali Bulbul, Madaxa
Barnaamijyada Horn Cable Tv Madar Cabdi Axmed, Madaxa
Farsamada Horn Cable Tv Caydaruus Ismaaciil Cabdi,
Madaxa Qaybta Codaynta C/qaadir Saleebaan Casayr,
Maxamed Axmed Muuse (Kuraase), Nimco Cumar Maxamed (Samriye),
Hodan Cali Cajabi, Nasri Ciise Kaahin, Maxamed Daa’uud
Yuusuf, Nimcaan Axmed Dagaal, C/rashiid Ismaaciil Cabdi,
Nuur Jirde Haybe, C/qaadir Goo he, C/casiis Cali
Nuur, Cali Cismaan Cali (Cali Maano), C/risaaq Maxamed
Ibraahin, Qadan C/raxmaan Jaamac, Khadar C/raxmaan Bare
iyo Dhamaan Hawlwadeenada kale ee Horn Cable Tv, waxay
tacsi u dirayaan ehelkii, qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka
baxay Marxuum C/risaaq Maxame
Dubed oo ka mid ahaa Rukunada Saxaafada
Somaliland, waxaanay Leeyihiin Ilaahay Naxariistii Jano
haka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna
Samir iyo Iiimaan haka siiyo
Aamiin Aamiin Aamiin
Maxamed Axmed Muuse (kuraase)
Kuraasevip2@hotmail.com
Horn Cable Tv
“Geesi
Naga-baxoo Guul Dhashu Ahaa, Bahda Saxaafada Somaliland
Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Eheladii, Qoyskii
Uu Ka Baxay Marxuum Cabdirisaaq Maxamed Dubad. "
انا للة وانا الية راجعون
Aabaha Saxaafada Somaliland Xuseen Cali Nuur
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta
Somaliland Cabdilaahi Geel-jire
Agaasimaha Wasaarada Warfaafinta Faysal Cali Sheekh
Guddoomiyaha Wakaalada Wararka Somaliland ee SOLNA
Cabdilaahi- Wayab.
Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdilaahi Maxamed
Daahir [Cukuse]
Guddoomiyaha Wargeyska Jamhuuriya, hore u ahaa
tifatirihii Wargeyskaasi Xasan Siciid Yuusuf.
Guddoomiyihii hore ee Wargeyska Ogaal Muuse Faarax
Jaambiir
Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe
Tifatiraha Wargeyska Saxansaxo Cali Cabdi Diini
Tifatiraha Wargeyska Geeska Africa Maxamed Xuseen Jaamac
Rambo.
Guddoomiyaha Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA
Mustafe Cabdi Ciise [Shiine]
Guddoomiye Kuxigeenka Dalada Midowga Suxufiyiinta
Somaliland USJ Khadar Maxamed Cakule.
Guddoomiyaha Ururka Midowga Mareegaha Somaliland [SOA]
Mustafe Abdi Maxamed [Mustafe-Janaale]
Tifatiraha Wargeyska Hargeisa Star Xasan Maxamed Yuusuf
Agaasimaha Telefiishanka Qaranka Axmed Saleebaan Dhuxul.
Guddoomiyaha Wargeyska Maandeeq Sayid Cismaan Mire
Tifatiraha Wargeyska Saxafi Maxamed-rashiid.
Agaasimaha Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta
Somaliland Xasan Cumar Hoore
Keyse Axmed Digaale.
Axmed Siciid Cige
Xasan Xiis Liqe
Maxamed Maxamuud Kastam [M.M.Kastam]
Mustafe Sheekh Cumar Geedi [Kitaab]
Siciid Cawil Axmed Xajiin.
Cabdifataax Maxamuud Caydiid
Cali Jaamac Maxamed
Keyse Faarax Yuusuf [Keyse Sony]
Cabdiqani Xuseen Baynax
Faysal Maxamed Xasan
Cabdifataax Ismaaciil Mursal
Maxamed Xuseen Cali
Axmed Xuseen Warsame
Abiib Iimaan Xasan
Cumar Maxmed Faarax
Cabdi-weli Faarax Jaanbiir
Xuseen Cabdilaahi Deeqsi
Nimco Samire
Hodan Cali Cajabi
Sahra Ciidle Nuur
Sahra Cabdi-wahaab Sheekh Axmed
Muha faarax Jire
Cabdi Xasan Cabdi
Caraale Maxamuud Jaamac
Cabdiraxmaan Aadan Dhameeye
Yuusuf Maxamed Ismaaciil
Cali Ismaaciil Carab [Cali Duul-duul]
Axmed Cabdi Cismaan [Ilmas]
Dhamaan bahdan Saxaafada Somaliland ka tirsani Waxay
tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan shacabka reer
Somaliland, gaar ahaan eheladii, qoyskii iyo qaraabadii
uu ka baxay Marxuum Cabdiri saaq Maxamed Dubad oo
caawa oo ay taariikhdu ahayd 22/102010 ku geeriyooday
Cusbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa, waxaanay Ilaahay
marxuumka uga baryeynaa inuu naxariistii jano ka
wara abiyo eheladi, qoyskii iyo guud ahaan shacabka reer
Somaliland-na samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin Aamin Aaamin
TACSI
GEERIDA NAXDINTA LEH EE KU TIMI (AUN) ABDURAZAK MOHAMOUD
DUBAD
انا للة وانا الية راجعون
Asalaamu alaykum, Dhamaan jaaliyada somaliland ee
gobolka Wales ee dalka ingiriiska caasimadiisa
Cardiff,gudida xisbiga kulmiye laantaasi Cardiff iyo
dadka hoos ku qoran, waxay xukuumada somalil
and,shacabka somaliland,wasaarada warfaafinta
somnaliland,saxaafada somaliland,qoyskiisii iyo
qar aabadiisii ay u gudbinayaan tacsi tiiraanyaleh oo ay
leeyihiin waa halyay ka baxay bahda saxaafada somaliland
oo lagu xusuusan doono doorkii u ka ciyaaray isbedelka
maanta somaliland ku nooshahay oo haday tahay
qoraaladiisii ama weriyanimadiisa idaacadii RADIO
HORYAAL uu sooyaalka saxaafada somaliland si weyn looga
tebi doono.Waxaanu ILAAHAY uga baryaynaa in isgana uu ka
waraabsho janat alfarduus ,somaliland iyo qoyskiisii iyo
qaraabadiisiina in ILAAHAY sabir iyo silwaan uu
waafijiyo Aamin Aamin Aamin.
Dadka tacsida sida gaarka ah u diraya waa sidan hoos ku
qoran;
1.Ibraahim Jama Arab
2. Suldaan Jama Omar
3. Haji Omar Osman (ziyaad )
4. Abdurazak Hussain ( afjaar)
4. Ali Essa Mohamed
5. Osman Jama
6. Mohamed Ahmed Kuutiye
7. Sulieman Mohamed Hassan
8. Musa Arab
9. Abdurahmaan Doodi
10. Ismail Mire (shiine )
11. Awil Mire
12. Abdurahman Awad
13 Mohamed Osman ( case )
14. Mohamed ( BUKUD )
15. Farah Dheere
16. Ali Faratoon
17. Saeed Aynanashe
18. Abdurahmaan Dheere
19. Osman Aradhuub
20. Mohamoud Dualeh
QORE,
AQOONYAHAN Ibrahim Jama Arab.
Wa Bilaahi Tawfiiq.
Maamulka shabakada wararka ee iftin news Waxay Tacsi U
Dirayaan Qoyska Marxuum- C/Risaaq Maxamed Dubad
انا للة وانا الية راجعون
ILaahay Ha u naxariistee waxa caawa ku geeriyooday
Cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa Ma rxuum- C/Risaaq
Maxamed Dubad, oo ahaa Agaasimihii Waaxda Warfaafinta ee
Wasaarada Warfa afinta iyo Wacyigelinta Somaliland
maamulka shabakada wararka ee iftin news, Iyo
Weriyeyaasha iyo qoreyaasha shabakadan ka hawl gala oo
kala jooga dalka gudahiisa iyo dibadiisaba Waxay
dham baal tacsi ah oo tiiraanyo leh u diraya Qoyska
Marxuum- C/Risaaq Maxamed Dubad, Iyo Waliba Bah da
Saxaafada somaliland iyo axaabtiiisii gaarka ahy
marxuunka waxay ilaahay uga baryeynan inuu jano
fardawasa ka waraabiyo aamin amin amin
Adan Caydiid Cabdi
Sheffield uk
myusuf1@hotmail.com
|