MARXUUM , PROFESSOR MAXAMUUD CALI HANFI

انا للة وانا الية راجعون

 


WAAXAAN HALKAN KA TACSIYADAY NAYNAA ANGOO
AAD UGA XUN GEERIDA KU TIMID MARXUUM MAX AMUUD CLI HANFI .

DHAMAAN EHELADII, XAASKII ,CARUURTIISII , WALAALADII ,IYO DHAMAAN REERKA REER HANFI OO DHAN MALAY JOOGAN BA,WAXAAN LEENAHAY ILAAHAY NAXARIISTIIJANO HAKA WARA ABIYO MARX UUNKA , INAGANA SAMIR IYO EEMAAN HAYNAGASIIYO AAMIIN AAMIIN



 SAAFI CIISE KIBAAR
 MARYAN CIISE KIBAAR
  NIMCO CIISE KIBAAR
 AXMED CIISE KIBAAR
 XAMDA CIISE KIBAAR
 MAXAMED CIISE KIBAAR
 SACDIYA CIISE KIBAAR
 XUSEEN CIISE KIBAAR
 CABDILAAHI CIISE KIBAAR
 



 


 

MARXUUM , PROFESSOR MAXAMUUD CALI HANFI

انا للة وانا الية راجعون

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng Maxamed Cali Muse,ka caruurtayda iyo xaaskeyga ,waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, caruurtii ,ehelkii,qaraabadii,xigaalkii,gacalkii iyo asxaabtii , geerida nax dinta leh ee ku timid walaalkeen, Professor Maxamuud Cali Hanfi , oo maalintii  Salaasada, Bisha March 8, 2011, ku geeriyooday  London Royal Hospital ,  magaalada London carriga Ingiriiiska.


Waxaa Allaha weyn uga baryeynaa inuu marxuumka ,
Professor Maxamuud Cali Hanfi, naxariistii janno Fa rdawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro, in na gana samir iyo iimaan innaga siiyo, Aamiin Aamiin Aamiin.










Eng . Maxamed Cali Muse (Farshaxan)
 

 

 


 

MARXUUM  , PROFESSOR MAXAMUUD CALI HANFI

انا للة وانا الية راجعون

 

 

Waxa dhammaan dadka hoos ku qorani ay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagay Profess or  Maxamuud Cali Hanfi , oo maalintii salaasadii ku xijaabtay dhakhtarka wayn ee ku yaala caasimad a dalka Ingriiska the London Royal Hospital, oo ku yaala degmada Tower Hamleta .

Dadkani waxay sigaara u tacsiyadaynayaan,  xaaskii uu tagay marxuumku Sahra Maxamuud Qodax iyo caruurtiisa,  oo ah sadex wiil iyo laba gabdhood .


Allaa yarxamu
Maxamuud Cali Hanfi , wuxuu ahaa aqoonyahan in badan ka soo shaqeeyay Wasaaradii Tacliinta,  xilal iyo masuuliyado badan ka soo qabtay.Marxuumku waxa uu ahaa nin aad u wanaagsan oo dadku aad u jecel yihiin.

Waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu samir iyo iimaan dhamaanteen inaga siiyo,gaar ahaan qara abadii iyo ehelkii iyo asxaabtiisii,isagana eebahay ka yeelo kuwa aakhira liibaan ee janada ku waa ra , qabrigana ilaahayu nuuriyo,Aamiin ,  Aamiin , Aamiin ,انا للة وانا الية راجعون

 


Xaamud Ducaale
Siciid Cabdi Dheen
Maxamuud Caydiid
Aadan Cismaan Samatar
Cali Axmed Haybe
Cali Timir
Ibraahim Ganbo Wayne
Nuur Cabdi Xaashi
Daauud Maxamed Xuseen
Caydiid Ciise Seed
Dr. xuseen Cali Hanfi
Cabdi Sh. Cabdule
Cabdilaahi Maxamed
Abwaan Cabdi Iidle
Fanaan Nuur Daalacay
CabdiqaaadirCali Xasan
Cali Jaamac Warsame [Cali Jarmal]
Dr.  Maxamaed Xasan
Saleebaan Xasan Cabdilaahi
Kaahin Maxamed Xasan
mahad cabdiraxmaan
Fanaan Maxamed Cali
Axmed jabaaye
maxamed Cabdilaahi
Mahad iyo Cabdi Kaafi

wabilaahi tawfiiq

 

 

 


Siciid Cabdi Dheen
dheen@live.co.uk
London , UK

 

 


 

MARXUUM , PROFESSOR MAXAMUUD CALI HANFI

انا للة وانا الية راجعون

 

 

Annaga oo ah qoyska reer Ibraahin Fadan waxaan halkan tacsi umarinaynaa qoyska reer Cali Hanfi iyo dhamaanba qoyska reer Hanfi geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Maxamuud Cali Hanfi. ILaahay naxar iistii janno ha ka waraabiyee Maxamuud Cali Hanfi, wuxuu ahaa aqoonyahan weyn oo hawl culus u soo qabtay ummada  Afka Soomaliga markii la qorey.

Maxamuud Cali , wuxuu ka mid ahaa raggii u dajiyey dugsiyada manhaj waxbarasho,  oo uu sal u yahay afkeena hooyo, si Soomalida dhaxalkeedu u badbaado.

Waxaan ILaahay uga baryeynaa inuu
naxariistii janno ka waraabiyo, innagana samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin, Aamiin, aamiin.

 



Mukhtaar Ibraahin Fadan

 

 


 

MARXUUM  PROFESSOR MAXAMUUD CALI HANFI

انا للة وانا الية راجعون

 



Dhamaan dadkani waxay tacsi u dirayaan,
Marxuum Maxamuud Cali Hanfi,  oo ku geeriyooday magalada London 8/3/2011 , alle naxariis tii janno ha ka waraabiyo ehelkiis iyo qaraabadaniisana samir iyo iimaa na ha ka siiyo aamiin aaamiin aamiin.





  Rashiid xasan X. Aadan

Omar xasan x. adan

Jama artan aw jama

Abdi ali maxamed x. adan

  Cumar maxamed x. adan

Ismaciil artan aw jamac

Abdi yusuf aw jama

Nafiisa yusuf aw jama

Sahra xasan x. adan

Amina artan jamac

Carmiye maxamed x. aadan

Abdi abdilaahi aw jama

Yasin maxamed yusuf