GEERI
TIIRAANYO LEH {INAALILAAHI WA INAA LILEYHI
RAAJICUUN}
ALLE ha u naxariistee waxa shalay lagu aasay
magaalada gabiley
Xaashi aw Jaamac Aamin oo ka mid ahaa
waxgaradka reer Gabiley,ahaana mutacallim
wax bartay markii aqoontu qiimaha lahaan
jirtay,kana soo baxay Togwajale primary
school iyo schoolkii caaka ahaa Sheikh
Inter mediand school,Alle ha u naxariistee
wuxu ka mid ahaa raggii Sacuudiga tagay
todobaatanee yadii.
waxan
ilaahay uga baryeynaa inuu janadii firsawsa
ka waraabiyo eheladiina samir iyo iimaan ka
siiyo. Jaaliyadda reer Somaliland ee dibada
ku nool.
1.Abdirahman Ibrahim iyo xaaskiisa
2.Cali
Cumar[Calidheere}iyo xaaskiisa.
3.Mohamed
Ali Muse iyo xaaskiisa.
4-Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine)
iyo xaaskiisa
5-Axmednassir Cali Muse
6.Abdisamed Nouh outeh iyo xaaskiisa
7.Suldaan
Abdi Mohamed iyo iyo xaaskiisa
8.Essa
Yassin Awale iyo xaaskiisa.
9.Abdikariim Mohamed Awale iyxaaskiisa.
10.Mhumed
dahir iyo xaaskiisa.
11.Mohamed
Yusuf Boh iyo xaaskiisa.
12.Xirsi
Aw cabdi sheekh iyo xaaskiisa.
13.Mohamed Ciise Nijaar iyo xaaskiisa.
14.Jibriil Cali iyo xaaskiisa.
15.mohamed jameeco iyo xaaskiisa.
16.Mohamed macallim cumar iyo xaaskiisa.
17-Adam
Aw Yusuf calin iyo xaaskiisa
oo
kale jooga
Britain,Holland.Sweden,Canada,USA,Saudrabia.
By:
Abdirahman Bouh
|