BOGGA TACSIDA EE TIMACADE NEWS NETWORK (TNN) ,U FURTAY MARXUUM JAAMAC MAXAMED MAXAMUUD,OO KU GEERIYOODAY DALKA INGIRIISKA

انا للة وانا الية راجعون

 

 

 

MARXUUM JAAMAC MAXAMED MAXAMUUD

 

 


Anigoo ku hadlaya magacayga,Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine),ka marwadayda,Rooda Maxamed Cali Faarax iyo curuurtaydaba,waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Madaxweynaha Jamhuur iyada Somaliland,Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),Marwada koowaad,Amina-weris Sh. Maxamed Jirde iyo caruurtooda,geerida ku timid marxuum Jaamac Maxamed Maxamuud,oo ay walaalo ahaayeen Madaxweynaha,kuna geeriyooday Dalka Ingiriiska.

Waxaanu Allaha awoodaleh  uga baryeynaa inuu marxuumka janno Fardawsa ka waraabiyo,dh ammaanteena samir iyo iimaan innaga siiyo,aamiin.

 

 

Hargeysa,Somaliland

 

 


 

MARXUUM JAAMAC MAXAMED MAXAMUUD

 



Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaan Bahda Timacade Ne ws Network (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayna a qoyskii, caruurtii ,ehelkii,qaraabadii,xigaalkii,gacalkii,asxaabtii,shacabka reer Somaliland ee u u ka baxay marxuum Jaamac Maxamed Maxamuud,oo ku geeriyooday magaalada Liverpool ee Dalka Ingiriiska.

Waxaan si gaar ah uga tasiyadeynaynaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland,Axmed Ma xamed Maxamuud (Siilaanyo),oo ay marxuumka walaalo ahayeen, Marwada Koowaad Amina-w eris Sheekh Maxamed Jirde iyo caruurtooda.

Waxaanu Allaha awoodaleh  uga baryeynaa inuu marxuumka , Jaamac Maxamed Maxamuud, n axariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro ,u waasiciyo, neec aw udgoo niyo , ku siiyo naruuro, dhammaanteena  samir iyo iimaan innaga siiyo, Aamiin Aam iin Aamiin.






 


 

MARXUUM JAAMAC MAXAMED MAXAMUUD

 

 

 

 

 

 


 

MARXUUM JAAMAC MAXAMED MAXAMUUD

 



Waxaan tacsi u dirayaa Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud geerida ku timid walaalkii Jaamac Maxamed oo ku geeryooday magaalda Liverpool ee dalkan UK. Waxaan tacsida, murugada, iyo ducadaba la wadaagaya Madaxweynha,Marwada Kowaad, ubadka, eh elka,tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuum Jaamac Maxam ed Maxamuud ka baxay meel kasta ooy joogaan .

Jaamac oo ahaa oday dalkan UK caan ku ahaa odayiinta iyo hoggaaminta bulsho, Alle ha u na xariisto, hana ka yeelo kuwa dhaxla jannatul fardaws, ehel, asxaab, iyo qaraabana heyna wa afajiyo samir iyo duco.


Inaa lilaa wa inaa illeyhi raajacuun.


Axmed Xasan Carwo
La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha
Ganacsiga iyo Malgashiga

eci.advisor@gmail.com
Cardiff: 07903744256

http://samotalis.blogspot.com/

 

 


 

MARXUUM JAAMAC MAXAMED MAXAMUUD

 

 

 

Xusbul Xaakinka kulmiye laantiisa dalka holland Iyo jahliyada shacabka reer soomaaliland ee dalka holland Oo si wada jir ah tacsi tiiraanyo leh ugu diraya Madaxweynaha Jamhuuriyadda soomaaliland Mudane Ahmed mahamed Mahamud Geeridii naxdinta lahayd ee ku timo walaalkii, Jama mahamed Mahamud . Oo ku geeryoodey magaalada Liverpool ee dalka uk
Iyadoo dhamaanba shacabka reer soomaliland ay wada jecel
Yihiin Madaxweynohooda Haddana tani waa mid waajib gaara inagu ah
Guug ahaan aaminka iyo rumaynteena islaamnimo inaan isu tacsiyadayno
Anagoo ku bilaabayna ama ilaahay uga baryayna marxuunkaa inaga
Wada baxay inaga iyo dhamaan ehelkiisii oo uu uhoreeyo madaxweyneheenu
Inuu Samir iyo iimaan quwi ah inaga siiyo dhamaanteen.
Marxuunkana waxaan ilaahay ugu baryaynaa inuu janadii fardowsa ugu
Bushaareeyo aaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiin aaaaaaaaaamiiiiiin aaaaaaaaaaamiiin
By khadar