MARXUUM KEYSE XASAN CIGE

انا للة وانا الية راجعون

JAMHUURIYADDA SOMALILAND
Republic of SOMALILAND
Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
Date: 17/07/2011
TACSI
Madaxweynaha JSL Mudane:
Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)
waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, Xisbiga
Kulmiye iyo Dhamaan Sha cbiga Reer Somaliland, oo uu ka
tacsiyadaynaayo Geerida Naxdinta leh ee ku ti mid Xog-hayihii
Xisbiga Kulmiye MARXUUM,
KAYSE XASAN CIGE oo ku
geeriyoo day Waddanka Jabuuti Maanta
17-07-2011.
Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu
naxariistii Ja nno ka waraabiyo,
Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbi ga Reer
Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
CABDILLAHI MAXAMED DAAHIR (CUKUSE)
AF-HAYEENKA MADAXTOOYADA JSL
MARXUUM KEYSE XASAN CIGE

انا للة وانا الية راجعون
Wasiirka
Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
ee Somal iland
Dr/Professor Maxamed
Cabdillahi Cumar,
o o tacsi
tiiraany o leh u diray
qoys kii,
ehelkii,qaraabadii,
Madax a Xisbiga Kulm iye
,taageerayaasha
Xisbiga Kulmi e
,shacabka Somaliland,geer ida naxadinta leh ee ku
timid Xoghayihii Guud ee Xisbiga Kulmi ye, marxuum
Keyse Xasan Cige,
oo maalintii
Axada,17 July, 20 11,
ku geeriyooday Dalka
Jamhuuriadda Jabuuti.
Wasiirka
Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Somaliland
Dr/Profes sor Maxamed Cabdillahi Cumar,wuxuu
Allaha awoodda leh
uga baryey inuu m arxuumka ,
Keyse Xasan Cige,
naxariistii
janno Farda wsa ka waraabiyo,
dham maanteenna
samir iyo iimaan innaga siiyo,
Aamiin .
MARXUUM KEYSE XASAN CIGE

انا للة وانا الية راجعون
Suldaanka
Guud ee Gobolka Gabiley
, Suldaan Ismaaciil Su
ldaan Cabdiraxman,wuxuu tacsi tiiraanyo leh u diray
qoysk ii,
ehelkii,qaraabadii,
xigaalkii,gacalkii,
asxaabtii,
Madaxda Xisbiga Kulmiye
,taageerayaasha
Xisbiga Kulmiye
,
shacab ka Somaliland,
geerida naxadinta leh ee ku timid Xoghayih ii Guud ee
Xisbiga Kulmiye, marxuum
Keyse Xasan Cige,
oo maalintii Axada,17 July,2011,
ku geeriyooday
Dalka Jamhu ur
iyadda Jabuuti.
Suldaan Ismaaciil Suldaan
Cabdiraxman, wuxuu
Allaha awoodda leh
uga barye y, inuu marxuumka ,
Keyse Xasan Cige,
naxariistii janno Fardawsa
ka waraabiy o ,
danbi dhaaf u fidiyo,
iilka u nuuro , neecaw
udgooniyo ,
ku siiyo naruuro,
inna gana samir iyo iimaan
innaga siiyo, Aamiin,
Aamiin
, Aamiin.
MARXUUM KEYSE XASAN CIGE

انا للة وانا الية راجعون
Maareeyaha
Guud ee
Shabakadda
Caalamiga ah ee
Timacade News
Network (TNN)
, Cabdirisaaq
Cali Muse (Shiine)
, oo tacsi
tiiraanyo leh u diray
qoyskii,
eh elkii,qaraabadii,
xigaalkii,gacalkii,
asxaabtii,Madaxda
Xisbiga Kulmiye
,taageer ay
aasha Xisbiga Kulmiye
,shacabka
Somaliland,
geerida naxa dinta leh ee ku ti mid walaalkeen ,Xoghayihii
Guud ee Xisbiga Kulmiye, marxuum
Keyse Xasan Ci ge,
oo maalintii Axada,17 July,2011,
ku geeriyooday Dalka
Jamh uuriadda Jab
uuti
Maareeyaha Guud
ee
TNN,Cabdirisaaq
Cali Muse
(Shiine),wuxuu
Allaha awoodd a leh
uga baryey inuu marxuumka ,
Keyse Xasan Cige,
naxariistii
janno Farda wsa ka waraabiyo,
danbi dhaaf
u fidiyo,
iilka u nuu ro
, neecaw
udgooniyo ,
ku si iyo
naruuro,
innagana
samir iyo i imaan innaga siiyo,
Aamiin Aamiin
Aamiin.
MARXUUM KEYSE XASAN CIGE

انا للة وانا الية راجعون
Anigoo ku hadlaya magacayga,
Eng. Maxamed Cali
Muse iyo ka
dhammaan Bahd a
Timacade News Netw
ork
(TNN)
, ee ku kala sugan
dunida dacaladeeda, waxa an tacsi tiiraanyo leh u
diraynaa ,
qoyskii,
ehelkii,qaraaba dii,
xigaalkii,gacalkii,
asxaabtii,Madaxda
Xisbiga Kulmiye
,taageerayaasha
Xisbiga Kulmiye
,shacabka
Somaliland,
geerida naxadinta leh ee ku timid
walaalkeen
,Xoghayihii Guud ee Xisbiga Kulmiye, marxuum
Keyse Xasan Cige,
oo maalin tii Axada,17 July,20 11,
ku geeriyooday Dalka Jamhuuriadda Jabuuti.
Waxaanu
Allaha awoodda leh
uga baryeynaa inuu marxuumka ,
Keyse Xasan Cige,
naxariistii
janno Fardawsa ka waraabiyo,
danbi dhaaf
u fidiyo,
iilka u nuu ro
, neecaw
udgooniyo ,
ku siiyo
n aruuro,
innagana
samir iyo iimaan innaga sii yo,
Aamiin Aamiin
Aamiin.
Maamulka
Timacade News
Network
(TNN)
MARXUUM KEYSE XASAN CIGE

انا للة وانا الية راجعون
Waxaan
aniga oo ku hadlaya
magacayga,
kan Hogaanka ee
Xis biga Kulmiye
kan
Guddiga fulinta ee
Xisbiga Kulmiye
iyo kan Gol
aha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye
tac si u dirayaa
Qoyskii, Qaraaba dii, Asxaabtii iyo dhamaan
shacbiwaynaha Somalila nd Geeridii naxdinta lahayd ee ku
timid Marxuun:
Keyse Xassan Cige
oo 17/07/
2011 ku
geeriyooday Magaalada Jabuuti ee Dalka Jabu uti.
Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu
jannadii ka
waraabiyo
Eheladii iyo shacbi w aynaha Soomaalilandna Samir iyo
Iimaan ka siiyo.
Aamiin Aamiin
Aamiin
Mud. Muuse
Biixi Cabdi.
Guddoomiyaha
Xisbiga Kulmiye
MARXUUM KEYSE XASAN CIGE

انا للة وانا الية راجعون
Gudoomiye ku –xigeenka kowaad xisbiga kulmiye ee Qaranka
Somaliland
Cabdi raxmaan cabdiqaadir
oo jooga Cariga Boqortooyada Ingriiska magaalada Lond on
iyo wasiir ku -xigeenka wasaarada arimaha dibada
somaliland
maxamad yoo nis
iyo xoghayaha golaha
dhexe ee xisbiga kulmiye
mustafa waxdad-
mustafe maxamad yoonis.Gudoomiye
ku- xigeenka kowaad isaga oo ku hadlaaya magac a xisbiga
gudo iyo dibadba , iyo dhamaan gudida xisbiga uk(gudi
fulineed iyo mi d laameedba) , iyo tageerayaasha xisbiga
kulmiye uk.Wuxu u diraayaa eheladii iyo qoyskii uu ka
geeriyooday Xoghayihii guud ee xisbiga kulmiye
Kayse Hassan Cige
, kuna timid geeri lama filaan ah maanta kuna
geeriyooday magaalada
jab uuti
In ilaahay naxariisti janada ka waraabiyo , samir iyo
imaana ilaahay ka sii yo eheladii iyo qoyskii u ka baxay
iyo dhamaan xisbiga kulmiye gudo iyo dibada iyo Qaranka
Somaliland meelkasta oo ay jogaan. Cawad khayr qabana
ilaahay u ku badallo xisbiga iyo Qaranka Somaliland
Gudoomiyaha
xisbiga UK
Ibrahim
hussein
MARXUUM KEYSE XASAN CIGE

انا للة وانا الية راجعون
Dhamaan taageerayaasha iyo saaxibada xisibiga
Kulmiye ee Minnesota
waxay uga tacsiyadaynayan guud ahaan Shacabaka
Somaliland gaar ahaan ehelki iyo qarabadisa geeridi
naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariste
Xoghayihi Xi sibiga Kulmiye
Marxuun Keyse Xassan
Cige .
Marxuunku wuxuu aahaa nin miisaan culus ku leh xisbiga,
daacad ah, hawlkar ah , Alle ka cabsi badan,cadaali ah .
Marxuunku wuxuu ka mid ahaa ragi kaalin ta weyn ka soo
qaatay guushi xisbiga uu xoghayaha ka ahaa ee Kulmiye ku
han tay talada wadanka. Wuxuu ka mid ahaa lafdhabarki
xisbiga ee inta badan halg anka ugu jiray sidii loo heli
lahaa dawlad cadaalad ah. Wuxuu marxuunku ahaa shaqsi
wanaagsan oo sumcad ku leh dhamaan bulshada Somaliland
iyo weliba dhamaan taageerayasha xisibiga
Kulmiye.Inkastooy geeridu xaqtahay oo aan ifka lagu
warayn hadana Xibiga Kulmiye wuu tebi donaa dadalki,
aqoonti, iyo ka alinti mugta lahayd Xoghayahu kaga jirey
xisiba. Taarikhda Xisbiga Kulmiyena si weyn bay u xusi
doonta.
Waxaan Ilahay uga baryayna in uu marxuunka
Janada ka waraabiyo
Eheladi iyo
qarabadi uu ka geeriyodayna iyo weliba dhamaan
taageerayaasha xisibiga Kulmiye ii asxaabta wanaagsa
jecelba Samir iyo Iman ka siiyo. Aamin
Ahmed
Abdullahi Ali
Xubin Xisbiga Kulmiye
Minneapolis,MN USA
MARXUUM KEYSE XASAN CIGE

انا للة وانا الية راجعون
Dhamaan dadkan oo jooga
Dalka SWEDEN
waxay tacsi u
dirayaan Qooys kii iyo Qarabadii iyo shacabka reer
somaliland.
Geridii naxdinta lahayd ee ku timid Allah ha u
naxariistee -:
Kayse Xasan Cige
Xughayihii xisbiga Kulmiye.
Inaa lilaah Wa inaa ilaahi raajicuun
1. Mohamed Muuse ( Qoor gaab )
2. Mohamed maxamuud ( seed )
3. Idiris sheikh maxmuud yousuf
4. Abokor abdi saalix
5. Badri abdi rooble
6. A/ naasir maxamed ahmed
7. Moxamed Jaamac ibrahim
8. Tadhase yousuf
9. A /rahman Xaashi
10. A/shakuur Nuur diirye
11. Jaamac abdi ( loodh)
12. A/laahi abdi ( loodh)
13. Khadar maxamed diiriye
14. Ahmed saleban diiriye
15. Ibrahim bikileeye
16. Ali ahmed xaaji
17. A / laahi muuse
18. Axmed muuse
19. Saciid shiine
20. A/rahiim xayle
21. Muuse foodyare
22. Mawlid da,uud
23. Axmed maxamed aw daacad
24. A/qaadir maxamed sharubaweyne
Inaa lilaah wa inaa ilaahi raajicuun.
MARXUUM KEYSE XASAN CIGE

انا للة وانا الية راجعون
Anigoo
ah Maxamamud
Caydiid Lafcanbe
oo degan
Toronto
wax aan tacsi
u dirayaa Marxuum
Kayse Xasan Cige
oo ku geeriyoo d ay Dalka DJibouti.
Waxaan halkan tacsi u soo marinayaa
qoyskii,
qaraabadii
iyo sha cabka
Somalilandba
,geerida ku timid ILLAHAAY naxariistii jana da Fardowsa
ha ka waraabiyee
Xoghayihii Guud ee
xisbiga Kulmi ye
Marxuum Kayse
Xasan Cige oo
ku geeriyood ay maalintii Axada magaalada J abuuti .
Waxaan ILLLAAHAY ehelka uga baryayaa inuu samir iyo
iimaanba ka siiyo marx uumkana janadii Fardowsa ka
waraabiyo.
Maxamamud Caydiid Lafcanbe
Toronto,Canada
lafcanbe@yahoo.ca
MARXUUM KEYSE XASAN CIGE

انا للة وانا الية راجعون
GEERIDA XOGHAYAHA GUUD EE XISBIGA KULMIYE
OGHAYAHA GUUD EE XISBIGA KULMIYE
Anigoo ku hadlaaya
magaca reer Cabdi
Carwo iyo kan
xaaskayga
Amaal Cumar Carte
waxaan tacsi u
dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka,
qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuum
KEYSE XASAN CIGE
ka tegay meel kas ta oo ay joogaanba . Sidoo kale waxaan
tacsi u dirayaa Madaxweynaha, xisbiga KULMIYE hoggaan
iyo taageeraba, xukuumadda, shacbi weynaha Somaliland,
ga ar ahaan
gobalka Maroodijeex
ee uu ka soo jeeday
KEYSE XASAN CIGE,
waxu u ahaa siyaasi mustaqbal wacan, halgama danata guud
hagto, nin nolasha u arkay ey geedi u baahan dhaxal reeb
iyo raad laga tago.
Waxuu ka mid ahaa tiirarka ugu weyn ee xaqiijiyey
isbedelka dalka ka dhacay. Waxuu ahaa xudunta xisbiga
KULMIYE oo uu hayey mansabka Xoghayaha Guud. Waa nin
lagu xusuusan doon o daacadnimo iyo hammi dheer,
u-hiiliye dan yarta iyo dhalinyarada. Keyse waxuu ku
geeriyooday Jabuuti maanta
17/7/2011
isago o dhowaan ka noqday socdaal uu ku yimid Sweden iyo
U.K, xanuun kedis ah oo laba cisho hayey ayuu u dhintay.
Geeriduna waa xili iyo goob qoran, waana mid wax lagu
qaato.
Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu u naxariisto oo uu
janatal fardows ku abaal mariyo, innagana dhammaan inaga
siiyo samir iyo Iimaan.
http://samotalis.blogspot.com/
Ahmed Hassan Arwo
La-taliyaha
Madaxweynaha ee Dhaqaalaha
Ganacsiga iyo Maalgashiga
eci.advisor@gmail.com
http://samotalis.blogspot.com/
http://www.facebook.com/groups/SAMOTALIS?ap=1
http://www.facebook.com/pages/Ahmed-Hassan-Arwo/150753478331907
MARXUUM KEYSE XASAN CIGE

انا للة وانا الية راجعون
Anagoo ah
Cumar Daarood Xassan
iyo Qoyskeygu waxanu halkan tacsi tiiraanay no leh uga
diraynaa eheladii, qaraabadii, xaaskiisi iyo caruurtiisi
marxuum Key sa Xassan Cige
oo ku geeeriyooday magaalada
Jabuuti dalka Jabuuti,
illaahey marxuunka
naxariistii jano ha ka waraabiyo
dhamaan eheladii iyo xaaskiis iyo caruurtiisina samir
iyo iiman ha ka siiyo aamin
aamin
Runtii wuxu ahaa marxuunku
nin akhalaaq wanaagsan oo
geesi ah
oo ad u nax ariis badan oo
dhawrsan
ABTI
NAXARIISTII JANO AYAAN EEBE
kaga BARYAYAA, jano
fardowsa ha ku ge yo aamin aamin
Omar Darood Hassan
Norway
|