BOGGA TACSIDA EE TIMACADE NEWS U FURTAY MUJAAHID,PROFESSOR,ABWAAN,MARXUUM
MAXAMED XAASHI DHAMAC (GAARIYE)

 


Asalaamu Caleykum,

Anigoo ah Cali Adan Cawaale, wakiilka Somaliland ee UK, kuna hadlaya magaca shaqaalaha Safaaradda Somaliland ee UK iyo kan qoyskaygaba waxan halkan TACSI tiiraanyo leh u marinayaa dhammaan ummadda reer Somaliland, gaar ahaanna qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay ALLA ha u n axariistee Abwaankii qaaliga ahaa isla markaana ahaa macallinka weyn Mudane Maxamed Xaashi Dhamac "Gaarriye" oo Xalay ku xijaabtay Dalka Norway.

Innaa lilaahi wa innaa ileyhi rajicuun, Ilaahay Abwaan Gaarriye hoy ha ka siiyo janat al fardowsa innagana dhammaan samir iyo iimaan ha innaga siiyo.

Aamiin
 


Cali Adan Cawaale

London UK.

 

 

 


 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaa n Bahda Timacade News Network (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacal adeeda, waxaan tacsi tiiraanyo,murugo iyo xanuun badan leh  u diraynaa qoyskii, ehelkii , qaraabadii, xigaalkii,as xaabtii,Mujaahidiinta SNM iyo dh ammaan Qaranka Somaliland ee uu ka baxay , Mujaahid,Professor,Abwa an , marxuum Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) ,oo ku geeriyooday Dal ka Norway.

 

Waxaan Allaha awooda leh uga  baryeynaa, inuu marxuumka,Maxamed X aashi Dhamac (Gaariye), naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro, dha m maanteena  samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin aamiin, aamiin.




 




Maamulka Timacade News Network TNN

 

 

 


 

 


INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAJICUUN


Anigoo ku hadlaya Magacayga iyo iyo magac reer kayga iyo dhamaan Um ada Reer somaliland ee dagan S.Arabia, waxaan TACSI Naxdin iyo muru go leh u dirayaa Xaaskii,Ubadkii, Eheliyadii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dha maan Umadda Reer Soomaalilaan geerida naxdinta leh ee ku timid Marx uum /Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye, waxaan Eebbe ka barya ynaa inuu Marxuumka Janadii Fardawsa ka waraabiyo Qabrigana u nuuro, cidda xagga sare ku xusana samir iyo iimaan saadiqa haka siiyo.

 



INAA LILAAHI WA INA ILEEHI RAJUCUUN
Aamiin Yaa Rabii...............Amiin Yaa Rabii
 

 


Abdulkhaliq Ali Mohamed

S.Arabia

 

 

 


 



TACSI GEERIDA PROF. MOXAMED XAASHI DHAMAC (GAARIYE)



Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuum PROF. MOXAMED XAASHI DHAM AC (GAARIYE) ka tegay meel kasta oo ay joogaanba . Sidoo kale waxaan tacsi u dirayaa shacbi weynaha Somaliland iyo Soomali oo dhan, gaar ah aan gobalka Maroodijeex ee uu ka soo jeeday.

PROF.GAARIYE, waxuu ahaa taariikh socota.
Waxuu ahaa macalinka dhaqanka iyo afka Soomaaliyeed, abwaan umma deed oo bari, galbeed , koonfur iyo waqooyi carada Soomaalieed ee shan ta ah iyo qurbahba ka ah bidhaan si cad u ifrtiimeysa. Geesi aan hadalka la gaban, garyaqaan xaqqa ku addima, nin weedhiisu tuf leedahay oo car abkiisu damqo daalin kasta oo dadkiisa duudsiye, nin ereyga uu yidhaah daa ka nixiyo inta aan dadkooda u damqan, nin aamin san xorriyada afka arta qoraal iyo hadalba. Nin tilmaama oo toosiya madaxda kuna soo rida tubta toosan iyo dariiqa wanaagsan. Waxuu ahaa fariin yuururta oo il dhe er, nin u damqada danyarta iyo qofka dulman. Waa nin galay taariikha Soomaaliyeed oo qalin dahab ah lagu qoray, gabaayaa iyo maansoyahan, ku caan baxay cilmiyeenta afka Soomaliga, miisaan iyo higaad, xarakeyn iyo cabiraadba. Waxuu ka mid yahay tirada yar ee Soomali isku raacdya abwaanimadiisa, ayna xusi doonaan jiilasha soosocda fac ilaa fac.

Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu u naxariisto oo uu janatal fardows ku abaal mariyo, innagana dhammaan inaga siiyo samir iyo Iimaan.
 

 



Ahmed Hassan Arwo

La-taliyaha Madaxweynaha ee
Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga

Hargeysa,
Eci.advisor@ymail.com

 

 


 

 

GUDIGA JAALIYADA SOMALILAND EE OTTAWA IYO DHAMAAN  SHACBI WAY NAHA SOMALILAND EE KU DHAQAN OTTAWA WAXAY TACSI TIRAA NYOLEH U DIRAYAAN ABWAANKA WAYN EE MOHAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE OO XALAY KU GEERYOODAY DELKA NORWAY..



Inaalilaahi wa inaa ilayhi rajicuun waxaanu halkan tacsi tiraanyo leh uga dir aynaa geerida naxdinta leh ee ku timid abwaanka ee mohamed xaashi dham ac gaariye oo xalay ku geeryooday dalka norway .Abwaanku waxaa uu ahaa ninku qaali ahaa bulshawaynta somaliland meelkasta oo ay joogaan iyo dha maan dhulka somaliga lagaga hadlaba waxaa uu ahaa mujaahidwayn oo dal ka u soo halgamay .waxaanu ilahay uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo imaan ka siiyo am iin amiin amiin ....



1 Mohamed Ahmed (Maxamed Case)

2 Cabdilaahi Jaamac Cali

3 Cabdirahmaan Mohamuud Faarax

4 Ahmed Cabdi Xaad (ahmed rashiid

5 Dr Mohamud Tani

6 Abshir Nur Omar

7 Mohamed Ibrahim Qalinleh (Ciro Siidee)

8 cali ilkacase

9 Rageh Ibrahim Meygag Samatar

10 Mohamed Ismael (Siiarag)

11 Ismail Yusuf Jama

12 Abdirahman Musa Jama

13 Abdiqadir Muhumed Mah

14 Ibrahim Ali Osman

15 Kendiid Ali Hassan

16 Mohamed Osman Ali

17 Eng.Mohamed Abdillahi Nur

18 Eng.Mohamed Ali Muse

19 Abdi Hussien Miyir ( Satiile)

20 Ismaaciil Isman Hassan

21 Hassan hussein Migane

22 Abdi Nuux Magan

23Muktar Hassan Ali (Ali Raan)

24Mohamed Ibrahim Isaaq (Ina Isaaq)

25 Mohamud Hahi Gaydh

26 Idriss Cananug

27 Liiban Abdi Hussein

28 Axmed Ali Elyee

29 Ahmed Faarah Ali

30 Hussein Ali Amman

31 Saed Mohamud

32 Ismael Mohamed

33 Khadar Keyse

34 Ali Abdi Jama (Ali Jackson)

35 Yasin Jama Karayeh

36 Mohamed Hassan Calow

37 Abdilahi Bodhary

38 Mohamed Hassan Cigal

39 Hassan Hussein Migane

40 Hassan Hussein (Ina Baydani)

41 Mukhtar Abdillahi Nur

42 Ahmed Ibrahim Elmi

43 Osman Abdillahi Bayteri

44 Dr. Aden Farah Dhoore

45 Rashid Luftanza

46 Abdi Hussein Miyir

47 Hooyo maryan du,aalle araale

48 Ahmed cige cali

49 Cabdi qaadir sugule

50 Cali cabaadde

51 yuusuf cabaadde

52 Idiris caano nuug

53 fahmi

54 Ahmed dayr

 

 


 


Death is part of life and everyone will go one day sooner or later. May Allah SWT give him His Mercy and lead him to Jannah. May all that he has taught others through his poetry and rhetoric become good deeds for him in the Day of Judgment. Raising awareness is guiding others to knowledge which is a fin e deed. He has given his poetry generously. He has awakened minds to know ledge. He has inspired others. He has addressed friends and foe with fine hum our.

Gaariye's death is not only about him, he took with him an encyclopedic know ledge, positive energy constant inspiration and thought provoking poetry for a society that needed wisdom most. This makes his death more biting. May A llah SWT make it bearable for his immediate family and for the people of So maliland.

It is wiser to immortalized him through his work. Let those who missed him alive catch glimpses of him in his memorial. Let his death become a rude awa kening for the historians and poets after him to take the responsibility of coll ecting the ever eroding culture of Somaliland and start recording their works and the works of others like Gaariye before it is too late.
 

 


Rhoda A. Rageh

 

 


 

 

 

Anagoo kala ah:

Dr. Mohamed Warsame Dualeh
Mr. Mohamed Bixi Yonis
Dr. Hussein Bulhan
Mr. Mohamed Ali Sairar
Mr. Hassan Mohamoud Yusuf (Salen)
Mr. Ahmed Congo

Dhamaantayo waxaan tacsi u dirayna Eheledi, qaraabaddi iyo dhamaan ummadda Somaliyeed oo dhan geeridda naxdinta leh ee ku timi abwaa nkii weyna Mohamed Hashi Dhamac (Gaariye) oo ku geeriyooday wadan ka Norwar.

Waxaan leenahay samir iyo imaan ilaahay haynaga siiyo isagana Jannad di Fardoowsa haka waraabiyo. Ina ilaahi wa in ilayhi raajicuun.
 

 


 

 

Aniga oo ah Yonis Ali Nur, waxan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii iyo qar aabadii uu ka geeriyoodey, Alla u Naxariistee, Abwaankii weynaa ee Maxam ad Xaashi Dhamac oo ku magac dheeraa Gaarriye oo ku geeriyoodey dalka N orway.

Gaarriye waxa uu ahaa nin aqoonyahan ah, wax weynna ku soo kordhiyey su gaanta Soomaalida. Gaar ahaan waxan xasuusnahay hawshii weyneyd ee uu ka soo qabtay daraasooyinkii iyo cilmi-baadhistii miisaanka maansa da sanna dihii toddobaataneeyadii, waxanu ahaa qofkii ugu horreeyey ee sameeya baa dhitaankaasi, dejiyeyna xeerarka miisaanka tixda. Allaha u naxariistee suga anta Gaarriye iyo qof ahaantiisuba waxa kale oo ay qay b weyn ka soo qaate en hawlihii nabadaynta, waxbarashada jaamicadaha iyo kobcinta dhaqanka. Waxa kale oo uu ahaa nin bulshey ah oo la macaa mila, kuna xidhan dadweyn aha caadiga ah. Dhammaanteen samir iyo iim aan, isagana naxariistii janno.
 

 


YONIS ALI NUR, LONDON, UK

 

 


 

 

 

Dadka magacadoodu hoos ku qoran tahay waxay baroordiiq tiiraanyo leh u dirayaan eheladii uu ka baxay Abwaan Maxamad Xaashi Dhammac Gaa rriye iyo ummadda Soomaaliyeed ee jaclayd hal abuurkiisa qiimaha lahaa ee mugga weynaa:



1. Bashir Goth
2. Idriss Shirwac
3. Mohamad Ibrahim (Colaad)
4. Abdillaahi Adan Congo
5. Mahamoud Xasan Sacad (Saajin)
6. Abdirahman Sh. Ibrahim
7. Saeed Abdillahi Iman
8. Ali Sugule Duncarbeed

Dadkaas oo dhammaantoodba jooga Imaaraadka Carabta oo ahaa asxa abtii Abwaan Gaarriye waxay Ilaahay uga barayaan in uu Jannadii ka war aabiyo eheladiisa iyo ummaddii jeclaydna samir iyo imaan ka siiyo.

Innaa Lillaahi Wa Inaa Lillaahi Raajicuun
 

 


 


 

 

Waxaan Halkan ka Tacsi uga Dirayaa dhamaan qoyskii Eheladii iyo Asxaa btii uu ka geeriyooday Marxuumku waxaan kaloo Marxuum Mohamed Has hi Dhamac Gaariye ilaahay uga baryayaa inuu ilaahay Janadii Fardowsa ka waraabiyo. Amiin, Amiin, Amiin.


Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun.
 

 



Sahra Halgan


France
 

 


 

 

Waxaan tacisi u dirayaa dhmaan reer somaliland iyo dhamaanba eheladii abwaan Gaariye Hashi Dhamac oo xalay ku geeriyooday dalka Norway.
Geriidaas naxdinta leh ilahay samir iyo iiman ha inaga siiyo dhamaantee n. Aamin Aamin


Eng. Fatima Ali Madar

 

 


 

 

Inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajicuun


Maamulka iyo shaqaalaha Maansoor Hotel Waxay tacsi tiiraanyo leh u dir ayaan eheladii, qaraabadii iyo Qarankan Somaliland ee uu ka baxay Marx uun Abwaan Mujaahid Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) in ilaahay sam ir iyo iimaan inaga siiyo ,naxariistii jano ka waraabiyo, waxa kale tacsi ba laadhan u diriaynaa wasiirka arimaha gudaha Maxamed nuur caraale Du ur oo aabihii ku geeryooday Magaalada Hargeisa dhamaan qoyskii iyo qar aabadiina samir iyo iiman ha ka siiyo aamiin aamiin

 

 


 

 

Dhamaan xubnaha ururka hidaha dhaqanka raad raaca afka iyo suugaan ta Murtimaal waxay halkan tacsi tiiraanyo iyo murugo leh uga dirayaan d hamaan bahweynta ku hadasha af soomaaliga gaar ahaan Eheladii uu ka baxay muj.prof.Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac gaarriye oo ku geeriy ooday wadanka norwey. Waxaanay illahay uga baryayaan inuu samir iyo iimaan ka siiyo. isagana illaahay janatul fardawsa ka waraabiyo,su,aasha qabrigana rabi u sakhiro.

editor@murtimaal.com

 

 


 

 

Dhamaan jaaliyada somaliland ee ku nool magaalada Bristol ee uk waxay tacsi udirayaa dhamaan shacabka somaliland oo dhan gudo iyo dibadaba geerida ku timi aleh naxariistii jano hakawaraanbiyee abwaankii wayna ee caanka ka ahaa dhulka ay somalidu degto oodhan iyo guud ahaanba c aalamka oodhan marxuum maxamed xaashi dhamac gaariye oo ku geeriy ooday wadankaasi norway xalay . marxuumku waxa uu ahaa aqoonyahan waxay weyn kusoo kordhiyey suuganta somalida. iyo gaar ahaan cilmi ba adhisyo badan oo uu sameeyey xaga suugaanta.

Abwaanku waxa uu ahaa nin furfuran oo umada dhexdeeda kulahaa mag ac iyo qadarin dheeraad ah. waxa uu qayb laxaad leh kaso qaatay waxab arasha. iyo dib udhisaka jaamacada dalka oodhan.

abwaanka waxanu ilaahay uga beryeynaa in ilaahay naxariistii jano ka w araabiyo samir iyo iimana uu kasiiyo eheladii. qaraabadii. asxaabtii. iyo guud ahaanba shacabka somaliland oodhan. uu ka baxay marxuumkaasi.

AAMIIN. AAMIIN.
 


abdi barud [ cabdi xarago]

bristol uk

 


 


 

 

INAALILAAHI WA INAALILAAHI RAJACUUN.


Waxan halkan tacasi tiiraanyo leh uga soo dirayaa, dhamaan eheledii iyo Ummada Reer Somaliland.oo dhan.Inaalilaah wa inaalilaahi rajacuun.
 


Ismail Abdillahi Handuleh

Entebbe/Uganda.

 

 


 



Waxaan halkan dhambaal TACSI AH uga dirayaa eheladii, qaraabadii iyo dhammaan dadka af-Somaaliga ku hadla, geerida naxdinta leh ee ku timi Abwaan: Mohamed Hasi Gaariye.


Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu jannadii ka waraabiyo, dhammaant eena sabir iyo Iimaan inaga siiyo.

AMIIN, AMIIN, AMIIN!

 



Dr. Ibrahim Yussuf Warsame

Sundsvall, Sweden.

 

 


 

Anigoo ku hadlaya Magacayga iyo dhamaan taageerayaasha Ururka XAQ SOOR ee Khaliija waxaan TACSI Naxdin iyo murugo leh u dirayaa Xaaskii, Ubadkii, Eheliyadii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan Umadda Reer Soo maalilaan geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum /Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye, waxaan Eebbe ka baryaynaa inuu Marxuumka Ja nadii Fardawsa ka waraabiyo Qabrigana u nuuro, cidda xagga sare ku xu sana samir iyo iimaan saadiqa haka siiyo.

Aamiin...............Amiin................Amiin





Ahmed M. Saeed

Riyadh, Saudi Arabia
 

 


 

 

Innaa Lillahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun!!!!

Anigoo ah Cabdillaahi Aw Cali Axmed "Ubax" kuna hadlaya magaceyga k an qoyskeyga iyo kan Jaaliyadda Soomaali land ee gobolka ?sterg?tland ee dalka Sweden waxaan tacsi ballaadhan u dirayaa qoyskii eheladii,qa raabadii Iyo ummadda ku hadasha afka soomaaliga ee uu ka baxay Marx uum Maxamed Xaashi Dhamac "Gaariye" oo ku geriyoodey Dalka Norway caasimaddiisa Oslo,habeenkii xalay. Waxaan marxuumka ilaahey uga bar yeynaa naxariistii janno in uu ka waraabiyo,ummadda ku hadasha afka soomaaligana samir iyo iimaan ka siiyo.


Gaariye wuu tegey laakiin murtidiisii way ka hadhey.waxaana qurux bad an qofku inta uu nool yahay in wax la taro siduu marxuumkuba hore u yidhi:-


Halaguu ilmeeyee
Horto dhimo af maahee
Eegoo la noolyahay iyo
Ifkaan kaaga baahnahay
Wax yar oo aqoonsi ah
Oon aad u buurneyn
Oo weliba eegey
Igu sii amaahoo
Ictiraafka buuxee
Aakhiro markaan tago
Iilka igu sugayiyo
Oohintaan muteystiyo
Accont-keyga laga jaro
Ayaan taan xabaal galo.
 


Cabdillahi Ubax

Sweden

 

 

 


 

 

Guddida jaaliyada Somaliland UK SSUK? iyo shacabweynaha reer Somali land ee ku dhaqan Uk waxay si wada jir ah tacsi ugu dirayaan dhamaan umada reer Somaliland, Dadka ku hadla Afka somaliga iyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuun Abwaan Abwaan Mohamed Hashi Dham ac Gaariye, ilaahay naxariistii janno haka warabiyo, waxaa uu ahaa shak hsiyad aad ugu qaaliya dadka af soomaliga ku hadla oo dhan iyo dhamaa n bahda suugaanta ee geeska Africaba.

Guddida SSUK waxa ay sidoo kale Ilaahay uga baryayaan marxuunka Mac alin qaasim in uu janadii fardoosa ka waraabiyo...

Aamiin Aamiin Aamiin


Gudida SSUK

 

 


 

 

Dhamaan AKhyaartani Waxay Tacsi U Dirayaan Eheladii, Qoyskii iyo Guud Ahaan Umadda Soomaaliyeed Ee Uu Ka Baxay Marxuum Abwaan Maxame d Xaashi Dhamac Gaariye oo geeriyooday

INA LI LAAHI WA INA ILEYHI RAAJCUUN



Suldaan Maxamed Suldan Cabdiqaadir

Cumar Maxamed Jaanbiir

Xaaji Cabdi Haliil

Maxamed Rashiid Muxumed Faarax

Mustafe Sheekh Cumar Geedi Cashuur

Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Jannaale)

Maxamed Saleebaan Cumar

Muuse Xaaji Xuseen (Shiine Dhibida)

Caaqil Maxamed Xaaji Cabdi

Garyaqaan Muuse Yuusuf

Faysal Cumar Madar (Qumuj)

Rooble Ibraahim Axmed

Mustafe Xasan Nuur

Yaasin Cumar Madar

Naasir Cabdi Ibraahim

Ismaaciil Axmed Cismaan

Cabdicasiis Maxamed

Yuusuf Guuleed Diiriye

Cabdiqaadir Cabdilaahi Xasan

Axmed Xaaji Xasan

Cumar Aadan Sharci

Khadar Maxamuud Cismaan

Rooda Yuusuf

Layla Maxamed Maxamuud

Murrashax Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay)

Abiib Cabdilaahi Oomaar

Cabdifataax Cali Cabdilaahi (Kibaar)

Haboon Jaamac Xasan (Haboon Deeqa)

Nimco Samriye

 

 


 

 


Dhamaan bulshadda reer somaliland ee ku dhaqan waddanka switzerland
waxaay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ummada reer somaliland iyo dowla da somaliland iyo guud ahaan baa ummada afsomaliga  ku hadashaa ana goo la wadagaynaa geerida  naxdinta leh ee ku timi marxuun abwaan mo hammed hashi dhamac (gaariye) oo ku geeriyooday waddanka norway ila ahay waxaanu uga baryaynaa jannotul fardowsa naxariistii ilaahay  jano ha ka waraabiyo qabrigana ha u nuuro ka waraa biyo inagana ilaahay sa mir iyo iimaan haynaga siiyo aamiin aamiin

from somaliland community in switzerland


alle mahad leh

 

 


 



Innaalilaahi wa innaa ilayhi raajucuun, waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Abwaan aqoonyahan Prof. Maxamed Xaashi Mohamed Hashi Dhamac Gaariye, oo ku geeriyoday dal ka norway waxan marxuunka ilaahay uga baryayaa inu naxariistiisa jano ka waraabiyo su´aasha qabrigana u fududeeyo aamiin, ilaahayna samir iyo iimaan ha ka siiyo dhamman ummada afka somaliga ku hadasha meel kastoy joganba, qosykii marxuumku ka tagay xaaskiisii iyo dhamman eheladii iyo qarabadiisi aamiin aamiin kulu nafsin daa´iqatul mawt.
 

 


Abdi Mahamud Noor

Norway

 

 


 

 


Halakan waxaan tacsi uga dirayanaa dhamaan qaraabadiisii iyo eheladii sii uu ka geeriyooday Abwaankii waynaa ee maxamed xaashi dhamac(Ga ariye) iyo dhamaan umada soomaaliyeed meelkasta oo ayjoogto.


!-Ismail Jama Samatar
2-Sucaad Yuusuf Maxamuud
3-Maxmed Ismail jama
4-Amina yuusuf Maxmuud
5-Ayaanle cumar nxashi
´6-Saado cabdilaahi
7-mustafe aadan
8-cawil yuusuf
9-cali ciise geele
10.Hinda Yuusuf Xaad
11.Ayaan XAsan Daahir
12-cibaado ibraahim geeleed
13-cabdale ismail jama
14-mubarak Ismail jama

waxnu ilahay ugu rajaynayanaa danbi dhaaf iyo janatul farduus inagana iyo dhamaan umada soomaaliyeedaba samir iyo iiman inaga siiyo inaali la ah wa inaa ilahi raajicuun

 

 

 


 

 

 

naalilaahi wa inaalilaahi rajacuun

Dhamaan Jaaliyada reer Somaliland ee Cardiff waxay tacsi u dirayaan Eh elkii iyo Qaraabadii iyo dhamaan shacabka reer Somaliland geeridii ku ti mid Allah ha u naxariistee Professor Abwaan Moxamed xashi Dhamac "Ga ariye" oo xalay ku geeriyooday dalka Norway. Waxaanu Illahay uga barye ynaa inuum Jannada kuwa gala ku daro.

Marxumku waxa uu aha mujahid so halgamay iyo aqonyahan illahey ago on siiyaye


Allah Mahadle,



Eid Alisalan

Cardiff