MARXUUM CABDIWAHAB CUMAR SHEEKH
MUXUMED WARSAME

 

 

Hay'adda samo-falka ee Tog-wajaale Foundation  (TWF),waxay tacsi tiira anyo , murugo iyo xanuun badan leh u diraysaa, qoyskii, caruurtii, ehelkii , qaraabadii, xigaalkii , gacalkii & asxaabtii  uu ka baxay walaalkeen,marx uum Cabdiwahab  Cumar Sheekh Muxumed Warsame,oo maalintii Arbaca da,5 December 2012,ku  geeriyooday Magaalada Birmingham ee carriga I ngiriiska.



Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumka,
Cabdiwahab  Cumar Sheekh Muxumed Warsame, naxariistii janno Fardawsa ka waraab iyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo nar uuro, dhammaanteena samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin aamiin, aam iin.









Tog-wajaale Foundation ( TWF )

 

 

 


 

MARXUUM CABDIWAHAB CUMAR SHEEKH
MUXUMED WARSAME


 



Tacsi tiiraanyo leh


Inaalilaahi wa inaaileyhi raajicuun aniga oo ku hadlaya magacayga
Xaliim o Cabdi Obsiiye iyo magaca jaaliyadda reer gabiley ee dalka Holland wax aan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa dhammaan,Ehelkii,qaraabadii,xaaskii iyo carruurtii uu ka geeriyooday C/Wahaab Cumar Sh Muhumed, oo ku ge riy ooday magaalada Birmingham ee dalka ingiriiska gaar ahaan waxaan aad uga tacsiyadaynayaa hooyadii iyo dhammaan ilma Cumar Sheekh muhum ed oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxaan ilaahay uga baryay aa marxuunka inuu janno Fardawsa ka waraabiyo dhammaan ehelkii uu k a baxay iyo reer gabileyba samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin,Aamiin,Aamiin.

 



By.Xaliimo Cabdi Obsiiye
Holland.

 

 


 

MARXUUM CABDIWAHAB CUMAR SHEEKH
MUXUMED WARSAME


 




Waxaaanu
aniga iyo xaaskayga, Kawsar Muxumed Bileh, anagoo ka tiiraa nyaysan geeridii ku timid marxuum Cabdiwahaab Cumar Sheekh Muxumed oo ku geeriyooday magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska , tacsi u dir aynaa waalidiinta, ehelada iyo dhamaan qaraabadii uu marxuumku ka gee riyooday oo aanu leenahay Samir iyo iimaan Allaha idinka siiyo, marxuum kana ilaahay jannada haka waraabiyo.

AAMIIN.

 



DR. MAXAMED CABDILLAHI CUMAR

WASIIRA ARRIMAHA DIBADDA IYO ISKAASHIGA CAAAMIA

 

 

 


 

MARXUUM CABDIWAHAB CUMAR SHEEKH
MUXUMED WARSAME


 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga,Eng. Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaan Bahda Timacade News Network (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacalade eda,waxaan tacsi tiiraanyo , murugo iyo xanuun badan leh u diraynaa, qoy skii, caruurtii, walaaladii , ehelkii , qaraabadii, xigaalkii,asxaabtii iyo dha mmaan tafiirtii marxuum Sheekh Muxumed Warsame,ee uu ka baxay wala alkayo,marxuum Cabdiwahab  Cumar Sheekh Muxumed Warsame,oo maa lintii Arbacada,5 December 2012,ku  geeriyooday Magaalada Birmingham ee carriga Ingiriiska.



Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumka,
Cabdiwahab  Cumar Sheekh Muxumed Warsame, naxariistii janno Fardawsa ka waraab iyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo nar uuro, dhammaanteena samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin aamiin, aam iin.









Maamulka Timacade News Network TNN
 

 

 


 


MARXUUM CABDIWAHAB CUMAR SHEEKH
MUXUMED WARSAME

 

 

  Xasan Maxamuud Cige, Amina Aw Jaamc Muumin iyo caruurtooda
  Haamud Ducaale
Aabo Cali Muse Cilmi
  Hooyo Cadar Aden Diriye
  Fosiya Jaamac Tukaale
  Amina Cabdi Cisman
  Axmednasir Cali Muse
  Maxamed Cali Muse & Xaaskiisa
  Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine) & xaaskiisa
 

waxaan tacsi tiiraanyo , murugo iyo xanuun badan leh u diraynaa, qoyskii, caruurtii, walaaladii , ehelkii , qaraabadii, xigaalkii iyo asxaabtii uu ka ba xay , marxuum Cabdiwahab  Cumar Sheekh Muxumed Warsame,oo maali ntii Arbacada,5 December 2012,ku  geeriyooday Magaalada Birmingham ee carriga Ingiriiska

 


Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumka,
Cabdiwahab  Cumar Sheekh Muxumed Warsame, naxariistii janno Fardawsa ka waraab iyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo nar uuro, dhammaanteena samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin aamiin, aam iin.

 

 


 

MARXUUM CABDIWAHAB CUMAR SHEEKH
MUXUMED WARSAME

 

 

Anoo Ah Fahmo Ali Mohamed Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraya Guud ahaan Reer Sheekh muxumed Warsame ,Gaar ahaan reer Reer Cumar Sheekh Muxumed iyo qoyskii uu ka geeriyooday Marxuum Cabdi-Wahaab Cumar Sheekh Muxumed oo 5/12/12 ku geriyooday Magaalada Bermingh am ee dalka Uk,Waxaan Illaahay Uga baryaya inuu naxariistiisa ka wara biyo walakay dhamaan intii uu ka geeriyoodayna uu samir iyo iimaan naga wada siiyo
 

 

 


 

MARXUUM CABDIWAHAB CUMAR SHEEKH
MUXUMED WARSAME

 

 


Tacsi Tiiraanyo leh


Innaa Lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun.



Waxan halkan tacsi tiiraanyo leh u marinayaa Qoyskii, qaraabadii, asxaab tii iyo dhammaan bulshada reer Somaliland, anigoo ka tacsiyadeynaya gee rida naxdinta leh ee ku timid marxuum
Cadulwahab Cumar Sheekh oo ku geeriyooday magaalada Birmingham ee dalka Btritain.


Geeridu waa xaq,
Cabulwahaab RABBI naxariis iyo janat al farduus ha ku mannaysto innagana dhammaanteen Samir iyo iimaan ha innaga siiyo.


Aammin,




Ali Adam Awale

 

 


 

MARXUUM CABDIWAHAB CUMAR SHEEKH
MUXUMED WARSAME

 

 



TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA DHAQAALAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQ AALAHA


Geeridii ku timid marxuum
Cabdiwahaab Cumar Sheekh Muxumed oo ku g eeriyooday magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska.


Waxaan
tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuum Cabdiwahaab Cumar Sheekh Mux umed ka tegay meel kasta oo ay joogaanba . Sidoo kale waxaan tacsi u di rayaa shacbi weynaha Somaliland iyo gaar ahaan Xisbiga KULMIYE.iyo De gmada Gabiledy ee uu ka soo jeeday qoys magac weyn ku leh.

Cabdiwahaab waxuu soo qabtay xilal badan oo xisbiga laamahiisa UK tan iyo intuu xisbigu jiray. Waxuu ahaa nin aan hawsha xisbiga, tan qaranka, danta guud iyo hawlaha jaaliyadda UK gaar ahaan Birmingham aan hagra n waxna kala hadhin muruq, maal iyo maskaxba. Waxuu aniga ii ahaa saa xiib dhinaca siyaasadda aanu wadaagno aragtiyo mi9deysan.


Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu u naxariisto oo uu janatal fardows ku abaal mariyo, innagana dhammaan inaga siiyo samir iyo Iimaan.


Ahmed Hassan Arwo

La-taliyaha Madaxweynaha ee
Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga

Hargeysa,
Eci.advisor@gmail.com


http://samotalis.blogspot.com/

 

 


 

MARXUUM CABDIWAHAB CUMAR SHEEKH
MUXUMED WARSAME

 

 



Tacsi : Jaaliyadda
Reer Norway oo Geeridii ku timid Marxuum Abdi Waha ab Sh Cumar Sh Muxumed Yare ka tacsiyadaysa dhammaan reer Sh Muxu med Yare iyo guud ahaan ahaan qaraabadiisii



Anigoo ah
Ahmed Abdullahi Obsiye kuna hadlaya magacayga iyo kan jaa liyadda Reer Somaliland ee ku dhaqan carriga Norway, waxaan halkan ta csi u diraynaa marka hore carrurtii iyo xaaskii uu ka geeriyooday Marxu um Cabdiwahab Sh Cumar Sh Muxumed Warsame marka labaadna waxaan taas tu la mid ah u gudbinaynaa reer Sh Muxumed Yare guda iyo dibadba, marka seddexaadna qaraabadii, ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxu um Cabdiwahaab oo 5/12/2012 ku geeriyooday magaalada Berminham ee Carriga Boqortooyada Britain. Waxaanu EEBBE ka baryaynaa inuu Samir iyo iimaan dhammaanteen inaga siiyo, gaar ahaana.



Liiska asxaabta Tacsidan si gaar ah u diraysa:


1. Ahmed Abdullahi Obsiye iyo xaaskiisa
Mohamed Ali Ahmed
Abdulqadir Awaale Odowa
Abdisalam Aw Ciise Maaweel
Arab Muhumed
2. Jama Ali Osman
3. Omar Darood Hassan
4. Mohamed Egeh Cute
5. Abdulqadir Odowa Awale
6. Mohamed Yousuf Guleid
7. Abdisalam Aw Isse Maaweel
8. Sh. Mohamoud Abdillahi Isse
9. Mohamed Tahar Sulub
10. Isse Farah Elmi
11. Ali Abdillahi Bulhan
12. MoAhmed Maaweel
13. Ibrahim Daud
14. Ismail Cadduur
15. Mustafa Tahar Sulub
16. Abdirahim Omar
17. Mohamed Difoo
18. Mohamed Abdillahi Cade
19. Ali Mohamed Nour (Ali iid)
20. Awal Ahmed A
2. yousuf Mouse
23. Abdi Muhumed Madar (Abdi Gujis)
24. Abubakar Haybe
25. Ahmed Ibrahim Ainan
26. Abdirasak Ibrahim Ainan
27. Ismail Osman Otorosee
28. Hamsa Foodyacay
29. Hussein Omar
30. Ismail Qase
31. Hassan Looyar
32. Abiib Abdillahi
33. Ahmed Hashi
34. Abdillahi Mohamed Ali
35 Ahmed Mohamoud Samatar
36. Mubaarek Sharif Ali-abuu-shanaf
37. Abdi Nur (Dheereeye)
38. Abdiqadir Ibrahim Ainan
39. Hassan yousuf Guleid
40. Awil Ahmed Geele
41. Abdullahi Sh. Daud
42. Abdillahi Darod Hassan
43. Abdi Koosaar Awad
44. Mohamed Koosar Awad
45. Mohamed Habarwaa
46. Axmed Mohamed Madar
47. Sulieman Mohamed Obsiye
48. Khalid Xassan Tamuuje
49. Mukhtar Aliyare
50. Mohamed Omar (Bensel)



Wa Bilaahi Tawfiiq

Eng. Ahmed Abdullahi Obsiye