BOQORKII
CODKA,MARXUUM MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC
Anigoo
ku hadlaya magacayga,Eng.Mohamed Ali Muse iyo ka
dhammaan hawl wad eenada Shabakada Caalamigaa ee
Timacade
News
Network (TNN),waxaan
tacsi tii raanyo leh u dirayaa,
qoyskii,caruurtii,ehelkii,qaraabadii,asxaabtii,Bahweynta
Fan ka iyo dhammaan umada afka Somaliga ku hadasha,ee
marxuum Maxamed Saleeba an Tubeec
ka baxay.
Waxaan
Allaha awooda leh uga baryeynaa inuu marxuumka,Maxamed
Saleebaan T ubec,naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo,
danbi dhaaf u fidiyo,iilka u nuuro, ne ecaw udgooniyo ,
ku siiyo naruuro, dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga
siiy o, aamiin, aamiin, aamiin.
TIMACADE
NEWS
NETWORK
TNN
BOQORKII
CODKA,MARXUUM MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC
Geesiga dhulkiisa guusha u horseeda geerida dishaa geedkaa ha ba'.
Gawractada an weli garaninee geedkaa ha ba'. Alla ha naxariisto
Maxamed Sulayman Tubeec. Aaamiin. Faataxa.
Hamud Duale
BOQORKII
CODKA,MARXUUM MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC
INA LILAAH WAA INAA ILEEHUUN RAAJACUUN,,
Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan dhamaan qurba joogta beelaha
gabooye re er Somaliland north America waxaan halkan Tacsi tiiraanyo
leeh uga diraya dhama an shacbiga reer Somalila nd iyo umadda
soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaanb a anoo uga tacsiyadaynaya
geerida na xdiinta leeh ee ku timid FANAANKII WEYNA A BOQORKII CODKA
‘’MAXAMED SALEEBAN TUBEEC ‘’’ oo mudaba ku xanuunsanay ay dalka
jarmalka saaka oo ay taariiikhdu tahay 11-3-2014 ku geeri yooday
jarm alka ,waxaan sidoo kale Tacsi taas lamida u direya dhamaan bahda
fanaaniinta soo maaliyeed meelkasta oo ay joogaan iyo qoyskii iyo
qaraabadii uu ka geeriyoodey ‘’ BOQORKII CODKA ‘’MAXAMED SALEEBAN
TUBEEC ‘’’ ilahayna Samir iyo iimaan saada qa inaga wada siiyo ,MARXUUNKANA
JANADII FARDOWSA KA WARAABIYOO AAMI IN AAMIIN aamiinnnnnnnnn… INA
LILAAH WAA INAA ILEEHUUN RAAJACUUN,,
BY-Gudoomiyaha North America Ee Beelaha Gabooyaha Reer Somaliland’
By-Barkhad Xaaji Cabdi”MrGaboye”
Kithener Ontario Canada .
Email:abokoriye1@hotmail.com
|