MARXUUMAD , HOOYO QAMAASHA JAAMAC

 

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaan Bahda Timacade News Network (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxaan tacsi tiiraanyo leh u dir aynaa walaalkayo,Abwaanka weyn,Professor Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye),oo Hooya dii , Qamaasha Jaamac , ku geeriyootay caasimadda Somaliland , ee Hargeysa.



Waxaanu Allaha awooda leh uga baryeynaa,inuu marxuumadda ,
Hooyo Qamaasha Jaamac, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgo oniyo , ku siiyo naruuro, dhammaanteenna  samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin aamiin aam iin.









Maamulka Timacade News Network TNN

 

 


 

MARXUUMAD , HOOYO QAMAASHA JAAMAC

 

 



Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaanu halkan tacsi uga diraynaa,
Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (gaariye) oo Hooyadii Qamaasha Jamac oo ku geeriyootay magalada Hargeysa, waxaanu leenahay Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo marxuuma da ehelkii iyo qaraabadii ay ka tagtayna samir iyo iimaan ala ha ka siiyo,aamiin.


Hooyo Faadumo cali Cigaal.
Sahra Aw Muxumed Cabdilaahi,
Luula Aw Muxumed Cabdilaahi,
CaashaCanab Aw muxumed Cabdilaahi,
Rashiid Aw Muxumed Cabdilaahi,
Mukhtaar Aw Muxumed Cabdilaahi,
Naasir aw muhumed Cabdilaahi,
Caasha Aw Muhumed Cabdilahi,
Khadra Aw Muxumed Cabdilaahi,



Dhamaan dadkaasoo kala jooga dunida dacaladeeda waxay Ilaahay uga baryayaan marxuumada inuu naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka tagtayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin, aamiin, aamiin.