MARXUUM MAXAMUUD YUUSUF XAAJI CABDI CAMIR

 

انا للة وانا الية راجعون

 

Suldaanka Guud e e Gobolka Gabiley ,Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxm an , oo tacsi tiiraanyo leh u diray ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay marxu um  Maxamuud Yuusuf Xaaji Cabdi Camir,oo maalint ii Isniinta , 4 March,20 13 , ku geeriyooday caasimada Somaliland ee Hargeysa.

 

Suldaanku ,wuxuu ilaahay uga baryey inuu marxuumka,Maxamuud Yuusuf Xaaji Cabdi Camir,janno Farduusa ka waraabiyo,dhammaanteena samir iyo iimaan ka siiyo,aamiin,aamiin.

 

 

 


 

انا للة وانا الية راجعون

 

Anigoo ku hadlaya magacayga,Eng. Maxamed Cali Muse iyo ka dhammaan Bahda Timacade News Network (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacalade eda,waxaanu tacsi tiiraanyo , murugo iyo xanuun badan leh u diraynaa,qoy skii, caruurtii, walaaladii , ehelkii , qaraabadii, xigaalkii,gacalkii &  asxaabt ii  uu ka baxay marxuum ,Maxamuud Yuusuf Xaaji Cabdi Camir,oo maalint ii Isniinta , 4 March,2013 , ku geeriyooday caasimada Somaliland ee Harge ysa.



Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumka,
Maxamuud Y uusuf Xaaji Cabdi Camir, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dh aafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro, dhamma anteena samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin aamiin, aamiin.
 







Maamulka Timacade News Network TNN

 

 

 


 

MARXUUM MAXAMUUD YUUSUF XAAJI CABDI CAMIR

 

انا للة وانا الية راجعون

 

Ainiga, xaaskeyga iyo Caruurtaydu waxaanu tacsi tiiraanyo leh u direynaan Reer Yuusuf Xaaji Cabdi Caamir geeridii naxdinta lahayd ee ku timidallan h a u naxariistee Maxruum Maxamuud Yuusuf Xaaji Cabdi, oo ku geeriyooday Cusbitaalka Hargeysa. Ilahay naxariitii jano ha ka waraabiyo dhammaan e helkii iyo qaraabadiina samir iyo iimaan ha ka siiyo amiin.

1- Maxamed Yuusuf Buux Xaaskeyga Xaliimo Cabdi Obsiiye
2- Hodan Maxamed Yuusuf
3- Liibaan Maxamed Yuusuf
4- Axmed Maxamed Yuusuf
5-Hibaaq Maxamed Yuusuf
6- Hibo Maxamed Yuusuf
7- Hagen Maxamed Yuusuf
8- Guuleed Maxamed Yuusuf.
10 Yoonis Axmed Axmed Maxamuud
11- Nuura Axmed Maxamuud.

 

 

 


 

MARXUUM MAXAMUUD YUUSUF XAAJI CABDI CAMIR

 

انا للة وانا الية راجعون

 

 Xasan Maxamuud Cige, Amina Aw Jaamc Muumin iyo caruurtooda
Aabo Cali Muse Cilmi
Hooyo Cadar Aden Diriye
Fosiya Jaamac Tukaale
 Amina Cabdi Cisman
Axmednasir Cali Muse
 Maxamed Cali Muse & Xaaskiisa
 Cabdirisaaq Cali Muse (Shiine) & xaaskiisa

 

waxaanu tacsi tiiraanyo , murugo iyo xanuun badan leh u diraynaa, qoysk ii, caruurtii, walaaladii , ehelkii , qaraabadii, xigaalkii,gacalkii &  asxaa btii  uu ka baxay marxuum ,Maxamuud Yuusuf Xaaji Cabdi Camir, oo maalintii Isniinta , 4 March,2013 , ku geeriyooday caasimada Somaliland ee Hargey sa.



Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumka,
Maxamuud Y uusuf Xaaji Cabdi Camir, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dh aafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro, dhamma anteena samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin aamiin, aamiin.

 

 

 


 

 

MARXUUM MAXAMUUD YUUSUF XAAJI CABDI CAMIR

 

انا للة وانا الية راجعون



inaa lilaah wa inaa ilaahu raajucuun انا للة وانا الية راجعون


Anagoo ah
Jaaliyadda reer Gabilay ee ku dhaqan North America gaar aha an USA waxanu halkan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa geerida naxdinta le ee ku timid ala ha u naxariistee Gudoomiyihii Horumarinta Gobalka Gabil ay ahaana gudoomiya gudiga doorashoyinka gobolka gabilay marxuum Max amuud X,Yuusuf Cabdi Camir oo manta ku geeriyooday magaalada Hargeys a,waxaanu marxuunkaa ilaahay uga baryanaa inuu naxariistii jano ka wara abiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka tageena samir iyo iimaan Ale ka siiyo. aaaaaaaammmiiin.

Sheekh Sacad Muuse.
Dr. Siciid Muxumed Budle.
Dr. Maxamuud Maxamed Dhakhtar (dr.abaayo)
Dr. Xusseen Cali Hanfi.
Dr.Maxamed Jaamac.
Fu'aad Sheek Abubakar.
Sacad Muxumed Budle.
Maxamed shiirimiiri.
Maax Isaaq.
Canab Maxmed Dhakhtar.
Isaxaaq Cilmi Askar.
C/raxmaan Sheekh Ismaaciil.
Cali Khayre.
Sahra Ciidle Nuur.
Maxamuud C/raxmaan (xagaadheere)
Sakariye Axmed Ismaciil.
Maxamuud SHeekh Cabdi Geedwareershe.
Ruqiya Muxumed Budle.
C/raxmaan Muuse.
Shaafici Tukaale.
Ismaaciil Xusseen Qalinle.
Basra muuse Qoti.
Ubax Cali Maraykan.
C/rasaaq Sheekh Abubakar.
Safia sheekh Muxumed.
Sacaada Cali Barkhad.
Khadar Jaambiir Cige.
Xamda Saleebaan.
Fadxi Cumar.
Sahra Xassan Baadari.
Cadar Aadan.
iyo qaarkaloo badan.................................

Dhamaan dadkaasi waxay Ilaahay uga baryayaan marxuunka inuu naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka tageena samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin, aamiin, aamiin, aaniin...................

 

 


 

 

MARXUUM MAXAMUUD YUUSUF XAAJI CABDI CAMIR

 

انا للة وانا الية راجعون

 

waxaan halkan tacsi tiiraanyoleh uga dhammaan bulshaweynta reer somal iland gaar ahaan reer xaaji cabdi camir iyo dadweynaha gobolka Gabiley geeridii naxdinta lahayd ee ku timid gudoomiyihiin komishanka qaranka ee gobolka Gabiley marxuum Mahamud Yussuf X Cabdi Camir oo ku geeriyood ay Caasimada Jamhuuriyada Somaliland Hargeysa


Anagoo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin

1-Mahamed Muhumed Eleye {Suweys}
2-Khadra Barud Jama
3-Dallal Mahd Muhd Eleye
4-Fisan Mahd Muhd Eleye
5-Falastin Mahd Muhd Eleye
6-S Mahd Mahud Xussen
7-Sucaad Barud Jama iyo
Carruurteeda
8-Sucudi Sh Mahd
oo degan Dalka Holland

 

 


 

 

انا للة وانا الية راجعون

 

 

Tacsi Tiiraanyo le Oo Ku Socota Dhamaan Reer Maxamuud Yuusuf Xaaji Cabdi.

Anagoo ka tacsiyadaynayna geeridii ku timid aabahood marxuum
Maxamu ud Yuusuf Xaaji Cabdi Caamir oo maanta ku geeriyooday Magalada Harge ysa.....


Aabo muxumad xasan (budle)
Hooyo Xabiiba Taani Ducaale.
Hooyo Saynab Faarax.
Muuse Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Ruqiya Budle iyo odaygeeda iyo cayuurteeda.
Siciid Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Sacad Budle iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
Khadra Budle iyo odaygeeda iyo caruurteeda.
Faadumo Budle iyo odageeda iyo caruurteed.
Mustafe Budle.

Dhamaan dadkaasi waxay Ilaahay uga baryayaan marxuun Maxamuud inuu naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka tageyna samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin, aamiin, aamiin, aaniin..........